Warar

Daawo dhalinyaradii Hawiye oo isaga baxaya Al-Shabaab iyo wararka qubanaha Dahir Alasow

0 Visits: 4352 | Monday October 03, 2022 - 22:42:41
Wararka qubanaha Dahir Alasow 3 October 2022. 1- Ninkii labaad ee ugu awoodda badnaay Al-Shabaab oo la dilay. maxaa isu geeyay wiilka Xasan Dahir Aweys iyo Abdullahi Yare ? 2- Shaqsiyaad muuqaal beena ka faafiyay Xasan Dahir Aweys oo la ooyay geerida Sheekh Saaxiibkiis ahaay ? kadibna ka dhigay inuu…

Read More »

Topnews:- Qorshaha qabsashada degaanada Beelaha Ceyr, Sacad iyo Qubeys - Qoor Qoor iyo Farmaajo maxey ku heshiiyeen ?

0 Visits: 2366 | Sunday December 12, 2021 - 19:50:24
Alasow.nl- Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Villa Somalia, Maamulka Galmudug iyo dalalka Reer Galbeedka ayaa xaqiijiyay in si rasmiya loo bilaabay hoowlgalo bartilmaameedkoodu yahay in la wiiqo awoodda beelaha Ceyr, Sacad Habargidir iyo Qubeys Dir.

Read More »

Topnews:-Farmaajo iyo Fahad oo boobay Kuraastii beelaha Ciidagale Isaaq, Celi Mareexaan, Waceysle Abgaal, Eelaay Raxanweyn iyo Saleebaan Cabdalle Surre

0 Visits: 4001 | Sunday December 12, 2021 - 19:16:19
Alasow.nl - Farmaajo iyo Fahad Yaasiin ayaa boobay inta badan kuraastii goboladda Waqooyi, Galmudug iyo Koofur Galbeed laakiin wuxuu fashil weyn hareeyay kadib markii ay boobeen kuraastii beelaha Macalin dhiblawe ee Waceysle, Kursigii Saleebaan Cabdalle ee Dir, Kursigii beesha Ciidagale ee Isaaq, Kursigii…

Read More »

Topnews:- 25-ka fal dimbiyeed ee ugu waaweyn dimbiyada uu Farmaajo galay ?

0 Visits: 4593 | Wednesday December 01, 2021 - 00:19:53
Alasow.nl - Maxkamadda Caalamiga ee dimbiyadda ICC ayaa la hordhigay falal dimbiyeed isugu jira dilal,tacadiyo, musuqmaasuq iyo afduub uu sameeyay Madaxweynahii hore ee Somalia Mohamed Abdullahi Farmaajo. falalkaan waxaa ugu waaweyn. 1- Wuxuu Ethiopia u dhiibay halyeey Soomaaliyeed Cabdikariim Sheekh…

Read More »

Garbaashka gabdhaha iyo garoobada By Dahir Alasow.

0 Visits: 3139 | Thursday May 20, 2021 - 06:10:07
1- Haddii aad aragtid Garoob, Carmalad ninkeey guursatay ku amaaneysa baraha bulshadda ama isla soo sawireysa had iyo jeer , taasi waxey weli jeceshahay ninkeedii hore oo ka diiday iney isku noqdaan sidaas darteed QARAAR dartiis ayey qosol beena jileeysaa iyadoo qalbiga ka ooyee shalaayto kala taga…

Read More »

Qisooyinka Qoor Qoor qeybta 6-aad " Colaadiisa Reer Cabdi Siyaad iyo Xildhibaanimadii Cabdiraxman Cali Ciise"

0 Visits: 5866 | Friday July 10, 2020 - 08:12:30
Qoor Qoor oo dagaal dheer u galay inuusan Nin reer Cabdi Siyaad ah soo galin siyaasadda Somalia ? Waagacusub.com - Hogaamiyahii Ahlusunah Macalin Maxamuud iyo Madaxii Xukumadda Galmudug Sheekh Shaakir ayaa Liiskii Xildhibaanadii Galmudug ku soo deray Cabdiraxmaan Cali Ciise oo u dhashay beesha Reer…

Read More »

Qisooyinka Qoor Qoor qeybta 5-aad "Sidee u galay Furux iyo Abtigiis Cali Dabeeyl"

0 Visits: 4118 | Friday July 10, 2020 - 07:57:47
Qoor Qoor oo si xun u galay Abtigiis Furux - Ninkii badbaadiyay dekadda Muqdisho ? Waagacusub.com - Maxamed Jamac Furux oo u adkeeysan waayay musuqmaasuqii ka socday Dekadda Muqdisho xilligii Shariif Sheekh Axmed ayaa joojiyay shaqadii Dekadda Muqdisho kadibna waxaa Idaacadda Shabelle ka hadlay Axmed…

Read More »

Surada Quranka Kariimka ee ALLE Swt ugu magacdaray Surada Warka culus maxaad ka ogtahay ?

0 Visits: 3309 | Thursday June 25, 2020 - 09:40:17
Suuradaan waxaa la yiraa Al- Nabba , Nabba waxaa la yiraa qabarka culus ama warka aadka u weyn , Suratu Al-Nabba waxey ka mid tahay Suuradaha 86-da ah ee Makko ku soo degay, waxey ka kooban tahay 40 Aayadood.

Read More »

Qisooyinka Qoor Qoor qeybta 1-aad - "Xaaskiisii uu Hinaasaha u furay ee dib u guursaday 5 sano kadib"

0 Visits: 3556 | Wednesday June 24, 2020 - 06:13:15
1997 ayuu Axmed Qoor Qoor Dukaan ka furtay Xaafadda Towfiiq kadib markii uu ka tegay istaafnimadii Cabdiwahaab Jiroon iyo Maxamuud Sigane.

Read More »

Topnews:-Qoor Qoor oo lagu dul magacaabay Taliyaha Boliiska Galmudug iyo Fiqi oo yaaban?

0 Visits: 6518 | Tuesday May 12, 2020 - 06:09:01
Siyaasadii Dhuusamareeb ee rajada yar laga qabay iney Mucaaradka awood ku yeeshaan ayaa marqura ku wareegtay gacanta Villa Somalia kadib markii Farmaajo magacaabay Taliyaha Ciidanka Boliiska Galmudug oo sharciyan aheyd inuu magacaabo Axmed Qoor Qoor, inkastuusan Galmudug ku qabsan doorasho xora. Xeeldheerayaasha…

Read More »

Faallo uu qoray Wariye Gurbiye 12 sano ka hor oo rumoowday"SOMALIYA IYO DAGAALKA DIINTA"

0 Visits: 3927 | Sunday May 10, 2020 - 08:33:04
Wariye Cabdi Casiis Gurbiye ayaa sanadkii 2008 wuxuu qoray Maqaal uu ciwaan uga dhigay "SOMALIA-DAGAALKA-DIINTA" laakiin sida muuqata warbixintaan waxey maanta noqotay mid dhaboowday.

Read More »

Akhri Astaamaha Qiyaamaha soo dhawaashaheeda lagu garto"Dadku waxay isugu faani doonaan lebbiskooda"

0 Visits: 3540 | Sunday May 10, 2020 - 08:05:36
Rasuulkeena Muxamad NNKH wuxuu yiri "Astaamaha lagu garto iney soo dhawaatay Qiyaamaha waxaa ka mida qodobadaan muuqda"

Read More »

Qabyaaladda Qoor Qoor iyo beelaha uu bahdilay " Laba Wasiir oo qabiilkiisa uu siiyay"?

0 Visits: 4939 | Friday May 01, 2020 - 07:39:44
Qoor Qoor oo Qori ku qabsaday Galmudug wuxuu yiri " Waxaan ahay Madaxweynaha Galmudug, Labo Wasiirna waxaan siiyay Saleebaan, weliba Dashame Saciid Siyad Shirwac waxaan siiyay Wasiirka Bay'adda. Xildhibaanka Farax, Saabir Nur waxaan iskuugu deray Wasiirka Dekadaha iyo kalluumeeysiga badda.

Read More »

Cabdikariim Guled iyo Cumar Shido oo Qoor Qoor ku qasbay inuusan Wasiir ku xigeen siin beesha Reer Cabdi laakiin yeey u geeyeen?

0 Visits: 2053 | Friday May 01, 2020 - 07:28:58
Ninka Qoriga ku qabsaday Galmudug Mr Qoor Qoor wuxuu yiri " Cabdikariim Guled iyo Cumar Shido ayaa diiday inaan Reer Cabdi siiyo Wasiir ku xigeenka ,waxeyna igu qasbayaan Cabduqadir Qalabxoor nin la yiraa oo ay xalay ii keeneen"

Read More »

Wax ka ogoow Aas Aaskii Dunida ee todobada Ayaamood iyo Maalintii ruuxda lagu afuufay Nabbi Adam CS ?

0 Visits: 2645 | Friday April 17, 2020 - 17:08:16
Awoodda Alle SWT . Waxaa sugnaatay :- 1-in Maalin Sabti ah la goglay todobadda Arlo ee dhulka. 2- In Maalin Axad ah la taagay todobadda Sammo ee Cirka. 3- In Maalin Isniina Buuraha la saaray dhulka. 4- In Maalin Talaado ah la sameeyay waxkasta oo wax dhiba. 5- In Maalin Arbaco ah Nuurka dunida la daalacay,…

Read More »

Liiska Xagjiriinta ka tirsanaay Maamulka AlBarakat Group ee Shabaab iyo Alqaacida ku biiray kadibna shacabka laayay iyo Aamusnaanta Hormuud Telecom

0 Visits: 4418 | Saturday October 19, 2019 - 02:58:24
Saraakiisha sare ee Al-Shabaab iyo kuwa isqarxiya maxeey u wada yihiin maamulka iyo Shaqaalaha Al-Barakaat?

Read More »

Habargidireey, Waxna waa caay , Waxna waa Ceeb,Waxna waa Ciil Waxna waa Cashar , waxna waa cuqubo By Dahir Alasow

0 Visits: 3770 | Friday September 06, 2019 - 05:18:27
Habargidireey, Waxna waa caay Waxna waa Ceeb Waxna waa Ciil Waxna waa Cashar waxna waa cuqubo Waxna waa Cudur Waxna Caadi maaha.

Read More »

Daawo muuqaalka CCTV gabadhii isku qarxisay Xarunta Banaadir iyo Saraakiishii la shaqeeyay

0 Visits: 0 | Sunday August 04, 2019 - 05:13:18
Daawo muuqaalka CCTV gabadhii isku qarxisay Xarunta Banaadir iyo Saraakiishii la shaqeeyay

Read More »

Daawo Akhri Leeynta Somalida iyo isleeyntooda kadib Waxaa qoray Dahir Alasow

0 Visits: 3479 | Sunday May 26, 2019 - 23:13:08
1. Shabaab & Daacish baa is laynaya 2. Dadkoodana way isla laynayaan ,iyagana weey leeynayaan. 3. Iyagana Maraykan baa wada laynaya, dadkii Soomaaliyeedna iyaga dartood baa loo leeynayaa. 4. Kii ka dhintana wuxuu ka tagayaa:

Read More »

Dahir Alasow oo Habargidir u diray talo iyo fariin xasaasiya - 1991- 1994- 2000-2005

0 Visits: 8484 | Monday March 04, 2019 - 01:02:18
ALASOW.NL - Habargidireey is xisaabi oo talo xumo dhaafa!! dhalinyarooy magaciina dhawrta oo ka dhiidhiya dhagarta daneeystayaasha.? SI FIICAN U AKHRI QORMADAAN.

Read More »