Dukumiinti Cadeeyn: Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab iyo Madaxda Salaam African Bank oo Xaaskiisa qoratay iney tahay Boran Kenyan.

0
Monday July 20, 2020 - 21:44:17 in Warar by Super Admin
  • Visits: 6036
  • (Rating 3.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Dukumiinti Cadeeyn: Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab iyo Madaxda Salaam African Bank oo Xaaskiisa qoratay iney tahay Boran Kenyan.

    Abdihakim Hassan idow oo ka tirsan Saraakiisha Al-Shabaab ahna Gudoomiye ku xigeenka Salaam African Bank ee Jibouti ayaa la helay cadeeymo buuxa oo ku saabsan in Xaaskiisa Sahra Xaashi ku joogto Kenya iney tahay Boran ku dhalatay Isiolo Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abdihakim Hassan idow oo ka tirsan Saraakiisha Al-Shabaab ahna Gudoomiye ku xigeenka Salaam African Bank ee Jibouti ayaa la helay cadeeymo buuxa oo ku saabsan in Xaaskiisa Sahra Xaashi ku joogto Kenya iney tahay Boran ku dhalatay Isiolo Kenya.

Sahra Hashi oo u dhalatay qabiilka Sacad Habargidir gaar ahaan Jufadda Cabdalla Sacad ayaa qoratay magac beena oo ah Sahra Ali Osman halka magaceeda runtaa yahay Sahra Hashi Shido ,sidoo kale waxey qoratay iney u dhalatay qabiilka Boran gaar ahaan beesha Warjida ,Juffadda JARO.

Sahra Hashi oo la sheegay iney ganacsiyo ku leedahay Nairobi Kenya waxey ilmo u dhashay Abdihakim Hassan Idow oo u dhashay qabiilka Hawiye gaar ahaan beesha Duduble.

Abdihakim Hassan idow oo isticmaala Passports Ethiopian,Jiboutian iyo Somalia ayaa Sahra Hashi iyo Caruurteeda ku booqda Nairobi sanadkiiba laba mar sida aan ku xaqiijinay baaris.

Sirdoonka Dowladda Kenya ma ogga dhaqdhaqaaqyadda Al-Shabaab ee dalkooda laakiin waxaa jira Somali badan oo qaatay Passports-ka Kenya iyagoo sheegta iney ku dhasheen dalkaas.

Laaluushka iyo Musuqmaasuqa dalalka geeska Afrika wuxuu halis ku yahay Amniga guud ,wuxuuna garab siiyaa argagixisadda Al-Shabaab iyo Alqaacida kuwaas oo dad badan ku laayay gudaha Somalia , Kenya iyo Uganda.








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip