Videos

Daawo Sirculus Dahir Alasow " Argagixisadda iyo Jeegaanta Somaliland" Vs Puntland Somalia

Hits: 9636 | Sunday June 03, 2018 - 23:48:03
Sida fudud ee dagaalka Maamulka Jeegaanta loo wiiqi karo iyadoo uusan dhiig ku daadan. 1- In leesinka shaqadda lagala laabto Shirkadaha maalgeliyo maamulka Muse Biixi iyo kooxda argagixisadda Al-Shabaab. 2- In Madaxweynaha Puntland qorshahaas ka dhaadhiciyo Maamulka Gobolka Banaadir iyo shanta maamul goboleed. 3- In Guddi xaqiiqo raadisa oo la hubo ineysan laaluush qaatayaal aheyn loo magacaabo baarista Shirkadaha leesinka lagala laabtay , lugteey ku leeyihiin maalgelinta colaadda Goboladda Sool,Sanaag iyo Nugaal, qaraxyadda Muqdisho iyo Kenya. 4- In shacabka Soomaaliyeed guud ahaan joojiyaan isticmaalka Xawaaladaas iyo Shirkadooda Isgaarsiinta si loogu muujiyo Midnimadda Ummadda Soomaaliyeed. iyo in la fahmay iney yihiin tujaaral xarbi, dhiig mirato ka macaasha dhiiga shacabka Soomaaliyeed.. 5- In Dowladda Jibouti lagu dacweeyo ganacsade Mohamed Aw Saciid oo ah ninka iska leh Somcable iyo Maalgeliyaha koowaad ee Maamulka Jeegaanta Muse Biixi. Haddii intaas la sameeyo walaahi dagaalka Tukaraq iyo duulaanadda argagixisadda degdeg ayuu u istaagayaa. iyadoo aan dhiig daadana waa laga guuleeysanayaa laakiin haddii rabitaankooda la meelmariyo oo Wakiiladooda looga cabsado iney qabiilo waaweyn ka soo jeedaan dagaalku weligii waa soconayaa, waana dhamaanayaan dadka Soomaaliyeed. Kooxdaan Argagixisadda maalgeliya ee Tukaraq ku qabsaday duulaanka waxeey aqoonsi ku raadinayaan daadinta dhiigga Shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna ujeedkoodu labaad yahay ineysan weligood Canshuur bixin oo qas iyo foowda ka macaashaan ilaa ay Koofurta Somalia ka dhisayaan maamul iyaga hoos taga. Sababaha ku dhiirigelisay iney argagixisadda ku maalgeliyaan qaraxyadda iyo dilalka, iney dagaal oogayaasha ka dhigaan Madaxweyne maamul waxaa u sababa:- 1- Waxeey aaminsan yihiin in qofkii ka hor yimaado lacag laaluusha siiyaan ,sida Wasiiradda, Taliyeyaasha iyo Madaxweyneyaasha . 2- Degaan walba waxeey u magacaabaan Nin ka dhashay qabiil weyn si uu ganacsigooda ku bulaala dhiigga ummadda u difaacaan. Haddii la doonayo in laga adkaado waa in qofkii lagu arko isagoo laaluush qaadanaya laga qaado tilaabo, waana in leesinadda lagala noqdo guud ahaan si xanuunka loo taabsiiyo.

Click here to watch

Daawo Somtel Dahabshiil sideey u basaasto Telefoonada iyo Facebook-yada Somalida - Kashifaadda Wikileaks

Hits: 5389 | Sunday June 03, 2018 - 07:51:24
Somtel-Dahabshiil Spies Somaliland People - Wikileaks. Somaliland Somtel Dahabshiil Scandal and Violation"Hacking and surveillance may undermine right to privacy" Although I have been always suspicious of government surveillance, I have never expected a private telecommunication company will act as an agent of the government to seek hacking techniques on its behalf. In many occasions I have encountered with individuals complaining about their communication being intercepted. But without any proof, it has never become part of my priorities. Of course, there are always so many issues that make me busy in sorting out when it comes to human rights issues. From freedom of expression and illegal detentions to rights of women, Somaliland has many human rights problems human rights defender should worry about. Recent revelation ofWikileaksshowsDahabshiilowned telecommunication company,Somtel,contactingwith hacking group calledHackingTeamto buy technology "designed to attack, infect and monitor target PCsand Smart-phones in a stealth way, including its location," HachingTeam says in an email addressed to Somtel, as disclosed by Wikileaks . By further explaining the product, HackingTeam adds "once a target is infected, RCS allows you to access a variety of information,including: Skype traffic (VoIP, chat), keystrokes (allUnicode languages), mails, messages,target positioning,files, screenshots, microphone eavesdropped data,camera snapshots, etc."

Click here to watch

Daawo Dahir Alasow "Maxaa ka cusub Siyaasadda? Waa kuma Shariif Sakiin"?

Hits: 8221 | Friday June 01, 2018 - 05:21:04
Daawo Dahir Alasow "Maxaa ka cusub Siyaasadda? Waa kuma Shariif Sakiin"?

Click here to watch

Daawo Dahir Alasow " Yaa gardaran Isaaq iyo Harti Daarood maxaadse ka taqaan ninka Farmaajo u magacaabay Gudoomiyaha Maxkamadda sare ?

Hits: 13268 | Tuesday May 29, 2018 - 07:30:48
Daawo Dahir Alasow " Yaa gardaran Isaaq iyo Harti Daarood maxaadse ka taqaan ninka Farmaajo u magacaabay Gudoomiyaha Maxkamadda sare ?

Click here to watch

Daawo Dahir Alasow -Colaada Tukaraq Hawiye halkee la safteen ?

Hits: 15192 | Friday May 25, 2018 - 09:04:25
Daawo Dahir Alasow -Colaada Tukaraq Hawiye halkee la safteen ?

Click here to watch

Daawo Liiska Wasiiradda Cusub Cabdi iley iyo Sola bidaar +Hiraab

Hits: 12622 | Thursday May 24, 2018 - 05:52:13
1- Xasan Macalin Xuseen Wasiirka Ow-qaafta Arrimaha Diinta 2- Xasan Cali Maxamed Wasiirka Gaashanadhigga 3- Daahir Maxamuud Geelle Wasiirka Warfaafinta 4- C/casiis C/llaahi Maxamed Wasiirka Tamarta iyo Biyaha 5- Xamza Saciid Xamza Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka 6- C/fataax Maxamed Ibraahim Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta - Wasiiru dowlayaasha 1- Daahir Cabdi C/llaahi Wasiiru dowlaha Ganacsiga iyo Warshadaha 2- Maxamuud Maxamed Buunow Wasiiru dowlaha Amniga -_Wasiir kuxigeenada 1- Isxaaq Maxamed Maxamuud Wasiir kuxigeenka arrimaha gudaha 2- Aadam Isaaq Cali wasiir kuxigeenka Warfaafinta 3- C/raxmaan Iidaan Yoonis Wasiir kuxigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta 4- Maxamed Saciid C/llaahi Wasiir kuxigeenka Caafimaadka 5- C/rashiid Maxamuud Xasan Wasiir kuxigeenka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka.

Click here to watch

Daawo Dowladda Farmaajo oo amartay in Wariye Saxnuuni laga Tarxiilo Masar si Xamar loogu xiro

Hits: 7129 | Wednesday May 23, 2018 - 07:09:47
Daawo Dowladda Farmaajo oo amartay in Wariye Saxnuuni laga Tarxiilo Masar si Xamar loogu xiro

Click here to watch

Daawo Dahir Alasow Live "Kheyre oo isu oohiyay Farmaajo iyo sheeko qosol badan"

Hits: 7250 | Tuesday May 22, 2018 - 08:03:17
Dahir Alasow Live Kheyre oo isu oohiyay Farmaajo iyo sheeko qosol badan

Click here to watch

Daawo Cabdi iley oo Jabhad cusub sameeystay iyo Live-kii Dahir Alasow ee xalay hurdo la'aanta ku riday

Hits: 5726 | Tuesday May 22, 2018 - 08:01:28
Daawo Cabdi iley oo Jabhad cusub sameeystay iyo Live-kii Dahir Alasow ee xalay hurdo la'aanta ku riday

Click here to watch

Dahir Alasow Live dacwaddii badda Somalia oo laga laabtay

Hits: 2084 | Monday May 21, 2018 - 10:58:35
Dahir Alasow Live dacwaddii badda Somalia oo laga laabtay

Click here to watch

Daawo Live-kii ugu saameeynta badnaay Dahir Alasow ee Sola Bidaar waa kumma ?

Hits: 9186 | Sunday May 20, 2018 - 07:10:55
Qodobadda aan wejiga 1-aad si Live ah isu dul taagi doono waxaa ka mida kuwaan ? - Ka eryidiisii guddigga Sports-ka. - Ka eryidiisii Universal Tv. - Caaydiisii Bashiir Mursal Ciise Bootan iyo Yusuf Mohamed Yusuf. - Isku dirkiisii Wariyeyaasha Universal Tv. - Muxuu ka shaqeeyn jiray ? Music center. - Booqashadiisii Breda ee caayda Abukar Mahdi, Axmadey Abubakar , Bashiir Mursal Botan iyo Yusuf Mohamed Yusuf. - Waxaa la socday Wariye daacad iyo Cabduqadir Biriq oo oday Sports ah. - Dimbiga ,tuuganimadda Solagroups.com oo uu gelsho softwares ay leeyihiin shirkadda waaweyn kadibna uu sharaxo sida loo karaag gareeyo si sharci daro ah loo xado, isagoo dadka iska diiwaangeliya meeshiisa bil walba ka qaada lacag dhan 10 Dollar. - Hadda ma shaqeeyaa ? maya ? xaaskiisa ayaa tagsiile ah oo iyadaa shaqeeysa. - Somalinimadda heerkee ka joogaa ? taas waxaa cadeeyn kuugu filan inuu gabadh ajnabiya guursaday. - Qabiilkee u dhashay , sanad walba qolo ayuu sheegtaa laakiin walaashiis halkaan Breda deganeed waxeey sheegtay iney yihiin qabiil la yiraa SHAN GEEDDI. isagu sanadkii u dambeeyay wuxuu sheegtay inuu yahay Ogaadeen. -Ma yahay Wariye ? waa jecel yahay inuu Wariye noqdo laakiin maaha, taas cadeeynteeyda ka daawada wareeysigii uu ila yeeshay ? - Ma Yahay Wadani ? maya , maaha taas cadeeynteeda ka eegga wareeysigii uu ila yeeshay ,wuxuu uga jawaabay qadiyadda dhiibistii Qalbidhagax. - Ma yahay nin run sheega ama diinta Islaamka heeysta ? maya labaduba maaha, waxaad dib u dhageeysataan wareeysigii uu ila yeeshay inuu ku yiri "Siyad Barre waa ku saxsanaa sharcigii sinaanta ragga iyo dumarka, inuu ku beeniyay in culumo ka hor timid siyaad barre toogtay. -Ma leeyahay aqoonta uu sheegto ee inuu yaqaan IT ? jawaabtu waa maya, haddii uu aqoontaas leeyahay kamma uu shaqeeyeen , dukaan lagu iibsho Muusiga , wuxuu ku shaqeeysan lahaay xirfadle IT. - Sidee lagu ogaaday inuusan aqoon IT laheyn balse yaqaan waxa loo yaqaan Networking kaliya ? wuxuu shaqo u doontay Cabdi iley jigjiga kadibna wuxuu sheeganaayey oo dhan booto ayey ku dhamaadeen. -Universal Tv muxuu u qaban jiray, Computero ayuu iskuugu xir xiray ,kadibna wuxuu magac shaqo ku bedelasho ku codsaday inuu barnaamij sports soo saare ka noqdo laakiin xirfad xumo darteed ayuu wedi waayey barnaamijkii ,waana sababta looga eryay Tv-ga. - Daruufta dhaqaale xumadda maxeey ku qasabtay ? inuu Abukar Mahdi ,ninkii uu shalay lahaay hala caayo uga shaqeeyo Youtube Channel-kiisa oo dadka muuqaaladda ka qaato ka dacweeyo , isagoo shaqadaas ku qabanaa lacag dhan 200 Pound in bishii la siiyo. -Youtube-ka Abukar mahdi muxuu ka dhex sameeyay ? wuxuu dacweeyay Youtube-yo ay leeyihiin dhalinyaro Soomaaliyeed kadibna wuxuu weeydiistay lacag baadda, in qofkii rabba in strike laga qaado bixiyo laba boqol pound. - Kadib maxaa dhacay ? dhalinyaradii laftooda waxeey dacweeyeen Channel-kii Abukar Mahdi, taas oo fashilkii iyo ceebtii ugu xumeeyd ka raacday kadib markii sheekadda Abukar Mahdi ogaaday. - Farmaajo iyo Kheyrlawe sidee ugu tegay ? Cali Yare Wardheere ayaa bartii Facebook laga xiray kadibna isagga ayaa loo xilsaaray raadraaca akoonkii Cali Jeeb ku jire, kadibna halkii ayuu ka biloowday xiriirkooda. - Cali Jeeb ku jire wuxuu u sheegay Farmaajo inuu yahay nin qatara oo Dahir Alasow ka xiri kara Facebook iyo Youtube, iyo Website, waxaa bishii loo qoray 1500$ , xafiiska Ra'isulwasaaraha isagana 1000$ laakiin ugu dambeeyn markii la xaqiiqsaday inuusan aqoon laheyn lacagtii Xafiiska Ra'isulwasaaraha waa laga joojiyay, tii Xafiiska Farmaajo waxaa laga dhigay 500$ , xil uu rajo ka qabayna sidii ayuu u Naawilayaa weli. - Waa ila soo hadlay ,wuxuu igu dhahay lacag baa bil walba ku siinayaa Madaxweynaha, lacag fiicana waan kaaga qaadayaa ee aan idin heshiisiiyo, waxaan ugu jawaabay " Lacagtaan shaqeeystaa iga badan laaluush ma qaato" - Ma yahay shaqsi dabeecad leh ? Ceebta ugu weyn waxeey soo shaac baxday markii uu caayey gabadh uu qabi jiray Abukar Cawale oo Finlandes aheyd laakiin markii la soo hadal qaaday tan uu qabo ee sida uu Abukar sheegay Polandes oohin ka wareegay. -Qofka eray dhaliila u qoro umma adkeeysto , wuxuu hore ka saaraa Block. - Wuxuu bixiyaa Wareeysiyo , isagoo u hadlaya sida Afhayeenka Farmaajo, intaasina waxeey ka tahay hunguri raadis, bal wax halagu siiyo. - Wuxuu afka la galay oo caayey Wariye Jamal Osman kadib markii uu ka diiday inuu laaluush ka qaato, wuxuu soo qoray Somali Soor waa ka baxnay ,isagoo soo qaatay sawirka Xanaan shidane laakiin Xanaan shidane waxeey soo qortay qofna afkeeyga kuma hadli karo,waan ka tirsanahay Somali Soor. La soco Live galabta inshaa allaah. By Dahir Alasow

Click here to watch

Daawo ila qosolka Dahir Alasow "Riyada Siyad Barre oo Janadda jiifa"

Hits: 3963 | Wednesday May 16, 2018 - 05:15:04
Daawo ila qosolka Dahir Alasow "Riyada Siyad Barre oo Janadda jiifa"

Click here to watch

Daawo Dahir Alasow maxaa ka yaabiyay muxuuse ka yiri ?

Hits: 13117 | Monday May 14, 2018 - 17:12:24
Daawo Dahir Alasow maxaa ka yaabiyay muxuuse ka yiri ?

Click here to watch

Daawo Wardegdega: Madaxweynaha Galmudug oo shirka Baydhabo u dhoofay iyo Waare oo ?

Hits: 6893 | Sunday May 13, 2018 - 09:19:37
Daawo Wardegdega: Madaxweynaha Galmudug oo shirka Baydhabo u dhoofay iyo Waare oo ku ?

Click here to watch

Daawo Qabyaalada Xildhibaan Ciyaarjecel iyo Jawaabta Dahir Alasow

Hits: 7279 | Sunday May 13, 2018 - 09:08:37
Qabyaalada Xildhibaan Ciyaarjecel iyo Jawaabta Dahir Alasow

Click here to watch

Daawo Dahir Alasow - Xiisadda ku xeeran shirka maamul goboleedyadda Baydhabo

Hits: 3790 | Sunday May 13, 2018 - 00:17:45
Dahir Alasow Vs Shirka maamul goboleedyada ee berri -xiisadda ku xeeran

Click here to watch

Daawo Farmaajo oo Barre Hiiraale ka dhigay Abaanduulaha Ciidanka iyo Jees jeeskiisa Ogaadeenka waa loo dhiibi jiray Ethiopia?

Hits: 13610 | Tuesday May 08, 2018 - 17:28:43
Daawo Farmaajo oo Barre Hiiraale ka dhigay Abaanduulaha Ciidanka iyo Jees jeeskiisa Ogaadeenka waa loo dhiibi jiray Ethiopia?

Click here to watch

Daawo Sirculus Burburinta aqalka sare -Jubaland iyo Galmudug By Dahir Alasow

Hits: 7416 | Monday May 07, 2018 - 18:21:35
Sirculus Burburinta aqalka sare -Jubaland iyo Galmudug By Dahir Alasow

Click here to watch

Daawo sii deeynta Qalbidhagax iyo Xogta Dahir Alasow

Hits: 12629 | Monday May 07, 2018 - 00:01:19
Daawo sii deeynta Qalbidhagax iyo Xogta Dahir Alasow

Click here to watch

Daawo Guusha Madaxweyne Gaas iyo Godobta Ogaden laga galay

Hits: 8204 | Wednesday May 02, 2018 - 23:00:48
Guusha Madaxweyne Gaas iyo Godobta Ogaden laga galay

Click here to watch