Music

Hees In Jaceylku halis yahay Dahir Alasow

Hits: 3319 | Thursday April 02, 2020 - 03:12:14
In Jaceylku halis yahay Hiirtaanyo kulul yahay Hoowl iyo dhib leeyahay Anigoo hoyaadoo Hooygeeyga joogoon Meelna leeyga heeyn baan Hurda seexan waayaa

Click here to listen »

Dahir Alasow labada fanaan ee jecel yahay jiilka cusub?

Hits: 1706 | Friday January 03, 2020 - 04:19:57
Dahir Alasow ayaa la weeydiiyay labadee ugu jeceshahay Fanaaniinta Jiilka cusub

Click here to listen »

Heesaha xasuusta Jaceyl iyo xiddigihii Fanka

Hits: 1210 | Saturday October 19, 2019 - 02:49:36
Xasan Adan Samatar,Khadra Dahir Cige,Saado Cali Warsame,Amina Cabdullahi, Hibo Nuura,Mohamed Axmed Kuluc, Cumar Shooli, Fadumo Qaasim Hilowle,Bashiir Cali Xuseen,

Click here to listen »

Heesta Score-ka Farxiyo Fiska - the best 4ever

Hits: 12426 | Sunday February 25, 2018 - 03:46:05
Hees Umu Haatee ——— Umu haatee Umu haatee Hooyo macaaneey Kuu hilooboo Hubaal guul baad Ii horseedee  Halkeed joogtaa Hooyo macaaneey? Ana Hala Hala Ana Hala Hala Hooygi xamariyo Hawadeedaan U hayaamee Halkeed joogtaa ? Hooyo Macaaneey Halkeed joogtaa ? Macaaneey Macaaneey Halkee joogtaa ? ———— Ana Hala Hala Hooyo Hala Hala Ana Hala Hala Habeenadaan jiif Hurdi waayoo  Adunbaa Hee i Hor taagane Halkee joogtaa ? Hooyo Hooyo Hooyo Macaaneey Hooyo Macaaneey

Click here to listen »

Hees Waxaan goconayaa weli - Najmo Nashaad

Hits: 10896 | Wednesday November 29, 2017 - 03:36:30
Inkastoon gorfeeyoo Caashaqaan i gubayaa Gam''i waayay aawgiis Hoheey Garashadaadii Ila garanba weeysoo Waxaan goconayaa wali Habeenkii gaduudnaa Gefkaad igu sameeysiyo Nabaradii i gaarood Ka garaabi weeysee ----- Ruux Garasho dheeroo Geerida yaqaanaa Marna lama guhaadshoo Garta labada qeeybood Farxad kuma gargaartee Iga gooy halkii aan Gebilkaada uga iil

Click here to listen »

Hees Jihaad beena ha faafin Laki Xaaji Waceys

Hits: 4096 | Wednesday November 29, 2017 - 03:29:46
HEES JIHAAD BEENA ———— Firqo Yeeysan ku duufsan, Diinta faashil ha yeelin, Jihaad beena ha faafin Dadka faas haku leynin, ——— Ficilkooda Xasuuqa Faxanoow ha u moodin Furahii Janadoo. Fudeed aad ku geleeysid Fidna abuurkiyo tuugta Ka fogoow fikradooda ————————— Fasir beena ha qaadan, Faalo beena ha dhiibin, Marna been haku faanin,  Fasahaad run ha moodin, By Dahir Alasow 

Click here to listen »

Xidigta qarniga Fanaanadda Najmo Nashaad iyo heesta Afkeygii shib mooyee

Hits: 3357 | Sunday November 12, 2017 - 09:15:19
Xidigta qarniga Fanaanadda Najmo Nashaad iyo heesta Afkeygii shib mooyee

Click here to listen »

Hees Caasha weey shidantee - Fanaan Khadar Keyow

Hits: 9918 | Tuesday October 31, 2017 - 05:30:04
Shacnigaa quruxdeedaa Sheekiyo qosolkeeda Caasha weey shidantee Ma u sheegteen

Click here to listen »

Hees Sida Dahir Alasow - Fanaanadda Nadar Mohamed Elmi

Hits: 8551 | Tuesday October 31, 2017 - 05:27:40
Waxaa lagu daydaa. Sida Dahir Alasow

Click here to listen »

Hees hadaan Jawi Caashaq galay -Fanaanadda Yurub Geenyo

Hits: 7159 | Tuesday October 31, 2017 - 05:17:39
Hees Hadaan Jilayaa Jaceyl ? ——————— Hadaan jilayaa jaceyl Hadan Jawi caashaq galay Hadaan jaangooynayaa Naflaha ruuxaan jintee Jaleecadda eegmadiisa Qalbiga jiitoon ka helay ————— Jamaalkiisiyo Asluubta Jaliilka siduu u uumay Marnaba kama jeesan karayee Miyuuba jiraa mayee maya maya Miyuuba jiraa midaan Midkuu la jiraa qalbigu Dadoow la jimeeyn karaa ? ——————————————— Hadaan jeesteeynayaa Hadaan jiifkii ka toosay Jikaarna hadaan ka reestay Noolaha kii jeclaaday Haddii aqal aan la joogo Farxadi weey ii jirtaa Erayo iyo Laxan Dahir Alasow Music By Xasan Cujeeri

Click here to listen »

Hees Jees jeestayoo waayahaan Fanaanadda Qaali Ladan

Hits: 2108 | Tuesday October 31, 2017 - 05:02:14
Jir xumeeysayoo maalmahaan Axdigii, kaba jeesatoo Jikaarmadii yaabka leeyd Niyadda soow igama jibin Jabee allaa,waan jabee Inaan ku jershoon ku helin Jaarkuba soow muu ogaan

Click here to listen »

Hees I miss to Muqdisho Yurub Geenyo iyo Mohamed Tobanle

Hits: 3684 | Wednesday October 18, 2017 - 04:15:21
Hees Muqdisho Yurub Geenyo iyo Mohamed Tobanle. Erayo iyo Laxan: Dahir Alasow Music By - Yusuf Subxaanyo —— Magaalo Madaxdeena Muqdishoo Waa Muraayadaan Ka dhexmuuqanee ————————— Wiilka——— ? Maashaa allee Ma majiirataa Milicsigaa quruxdeeda ----------------- Gabadha——— ? Haa,haa ,haa , My City Muqdisho My Motherland I Miss to her, Macaanoow waan u xiisay ------ Wiilka —— ? Macaanidaa Cimiladeeda Hawadeeda meel dhexaadka Maanyadeeda Sugunto liido Ku maansheeysigeeda ——— Gabadha —— ? Maka heshaa? Madadaaladeeda Maadiyo qosolkeeda. -------- Wiilka —— ? Haa,haa ,haa , My City Muqdisho My Motherland I Miss to her, Macaaneey waan u xiisay ------- Gabadha ———? Mahuraanka geyigeenna Muqdishoo Ma Macaansataa? Malabkiyo Caanaheeda Wiilka —— ? Maka heshaa Malaaygiyo Khudradeeda Mooskiyo Canbaheeda ———

Click here to listen »

Hees Lugooyo Fanaanadda Yurub Geenyo

Hits: 4882 | Wednesday October 18, 2017 - 04:04:18
Lugooyadda ila hadhiyo Jaceylkaan i laasimee Laag iyo iga tuuray buur Habeen qura kama ladoo Laciif buu iga dhigee Sidee baan uga lug bixi? ———— Hadaad laqdabiyo xumaan Nafyaheey ka ladaabatoo Laxwiga Caashaqaan i helay Lurkiisaba aaddan qabin Inaan kaligeey lug go-o Qof aan igu laba aheyn Inaan Laan ubax u lulo Hoheey weeygu liidnimee Nafteeyda miyaan lunshaa? ——— Anoo leexada sariyo Lalaaya daruurahaa Lurkii Caashaqa i helay Lilaahi qof aan aheyn Miyaan laaciisa iyo U Laab kacay hiigsigii

Click here to listen »

Hees DAAUUS LA MOOD Sacdiyo Siman

Hits: 5295 | Wednesday October 18, 2017 - 03:27:41
Muhashadda jacaylkee Laabtayda marisaa Imaraaqinaysoo Waxan ahay naf mahadhada kalgacaylku miratoo maalin iyo alaylkeed Muuqaaga doontee Ma ogtahay ? Kooras.  Adoon iga maqnaaneeyn Macaanooow meel dheerna iga tegin My Love My Love waa marre jacaylkuye siduu iigu kaa maray adna igu mantaanoow. Macaanoow igu mantaanoow

Click here to listen »

Hees Saamiya quruxdeeda eegga -Khadar Keyow

Hits: 3228 | Wednesday October 18, 2017 - 03:21:18
Suleekhadaan quruxdeeda Eegga Soomaali weeyee dhab u eegga Dumar lamma simayee bal eegga. Eegga eegga,inantaasi bal eegga Sankiyo indhaheeda eegga Marka ay soconeysa eegga ——————— Sii jeed, soo jeed, Siduu eebbaheey u sameeyay Eegga. Eegga eegga, intaas bal eegga Eegga eegga,Saamiyaa quruxdeeda Eegga Eegga Eegga, anigeey i saaqdee bal eegga Eegga eegga inantaasi bal eegga —— Salaxleey Xidigteedda eegga Saxarla weeyee dhab u eegga Cidna lamma simayee bal eeggaa Eegga eegga,inantaasi bal eegga Surkiyo luqunteedda eegga Suuradda midabkeedda eegga —————— Sii jeed, soo jeed, Siduu eebbaheey u sameeyay Eegga. Eegga eegga, intaas bal eegga Eegga eegga,Saamiyaa quruxdeeda Eegga Eegga Eegga, anigeey i saaqdee bal eegga Eegga eegga inantaasi bal eegga

Click here to listen »