Videos

Daawo hadalkii Meles Zenawi ee qabsashadda Somalia oo dhab noqday iyo Xuseen Caydiid oo ka sheekeeyay sirtii qarsooneed

Hits: 7373 | Sunday November 11, 2018 - 04:02:18
DAAWO Enjineer Xuseen Caydiid oo xiganaya hadalkii Ra'isulwasaaraha Ethiopia Meles Zenawi ,wuxuu yiri , Meles Zenawi oo faruurya qaniinsanaya ayaa yiri, "Somalia waa ku jabnay, dagaal xun ayaa nagu qabsaday, waxaana dhabarka naga jibiyay qurba joogta laakiin mar labaad kuma qaldami doono, waxeey nala tahay inaan qabsan doono. Meles Zenawi ayaa Ukraine ka dalbaday 800 ,sideed boqol oo Taangi laakiin Sirdoonka reer Galbeedka qaarkood ayaa tilaabadaas walaac ka muujiyay kadibna waa la sumeeyay Meles Zenawi oo si degdega u dhintay. Hadda, sida muuqata , Mareykanka,Saudi Arabia iyo Emirates waxeey doonayaan iney Ethiopia ku taageeraan sidii ay Somalia u qabsan laheeyd,wuxuuna bartilmaameedka ugu weyn yahay dekaddaha dalka iyo baddeena xeebta dheer. Shisheeyahu si aan looga hortegin abaabulkooda,waxeey isku direen madaxda dowladda dhexe iyo kuwa maamul goboleedyadda Somalia.

Click here to watch

Daawo Sirculus Dahir Alasow "Wasiir Axmed Shide oo Ogaadeen dhabar jibiyay mar 2aad"

Hits: 7618 | Monday November 05, 2018 - 00:02:50
Sirculus Dahir Alasow "Wasiir Axmed Shide oo Ogaadeen dhabar jibiyay mar 2aad"

Click here to watch

Daawo xogtii Dahir Alasow ee ruxday shacabka iyo waxgalka Galmudug - Waa kumma ninka reer Puntland ee Galmudug iska maamusha ?

Hits: 8188 | Friday November 02, 2018 - 08:37:00
- Dagaalkii Galkacyo ka dhacay heshiis ayaa la kala qortay ,heshiiskaas wuxuu ka koobnaay 10 qodob. waxaa ku heshiiyay labada dhinac. Iyadoo fulinta qodobadaas loo taagan yahay ayaa la doortay Madaxweyne Xaaf. Qodobadda lagu heshiiyay waxaa ugu muhiimsanaay. 1- In Ciidanka dooxadda la kala qaado. oo dagaalkaas ka hor meelahii ay ka yimaadeen lagu kala celiyo. Sacad Habargidir Galmudug waa qaadeen Ciidankii guud ahaan dooxadda ka joogay laakiin Ciidankii Majeerteen ee Puntland ilaa iyo hadda waa joogaan. Ciidanka Majeerteen ee dooxadda jooga waxeey qasheen 475 Geel oo reer Galmudug ay leeyihiin ,iyagoo ka watay dooxadda. 2- Wadadii TAAR ROGE ee baabuurtii, caanahii Reer Galmudug u mari jireen weli waa u xiran tahay reer Puntland, laakiin Wadadii Laamiga aheyd waa fureen Sacad Habargidir oo Majeerteen iyo Leelkase si nabadda ayey ugu tamashleeyaan. 3- Heshiiska waxaa ka mid aheyd in Jidgooyooyinka Galkacyo dhexyaal la qaado, Galmudug dhinaceeda wixii dhex yaalay waa la qaaday laakiin Puntland sidii hore ayey jidgooyooyinkii ugu yaal, sida kontoroolka dhinaca Warshad ganleey ku yaala oo guryahii Galmudug ku dhex yaal. Bakhaaradii Sacad Habargidir waa xiran yihiin oo shaqo kamma socoto. 4-Waxaa lagu ballamay in qofkasta degaankiisa dego, Magaalooyinkii la wada deganaa waxaa ka mida Godin iyo Gacmo falle. ilaa iyo hadda reer Puntland ayaa degan. ilaa Laama Cali Biid,waxaa ku sugan Ciidanka Puntland iyadoo shalay uu Cali Xaaji Warsame ka khudbeeyay. ————— - Ciidanka Melleteriga ee Galkacyo, Saacid Bidaar oo u dhashay Reer Mahad, Cumar Maxamuud, waa ninkii Godad , Gacmo falle iyo jeexdin ku dhameeyay dadka Sacad Habargidir u dhashay. - Ciidanka Boliiska isku dhafka ee Galkacyo waxaa u madaxa nin la yiraa Jamac Sandaqad oo u dhashay beesha Leelkase ee Puntland. Intii Xaaf Madaxweynaha Galmudug ahaay waxaa dhacay dagaalkii Suuqa Galkacyo oo weli Bakhaaradii lagu diririray kuwii Galmudug xiran yihiin,kuwii Puntland furan yihiin. Dukaanka ganacsade Cabdirashiid Cadceed laga dhex toogtay ee Majeerteenka u furan waxaa la yiraa MANSOOR. Bakhaaradii la mid ka ahaay Mansoor ee Galmudug waa xiran yihiin.

Click here to watch

Daawo Sirculus Madaxweynaha iyo Wasiiradda cusub ee Ethiopia

Hits: 6703 | Saturday October 13, 2018 - 15:56:39
Sirculus Madaxweynaha iyo Wasiiradda cusub ee Ethiopia

Click here to watch

Daawo Dahir Alasow iyo falanqeyntiisa Khilaafka Maamuladda Somalia iyo afgembiga Ethiopia - Cabdi iley oo cuntadii loo diiday

Hits: 6884 | Saturday October 13, 2018 - 15:45:07
Qubanaha Dahir Alasow, maamuladda iyo madaxda Dowladda dhexe Somalia, Ethiopia oo xiisado waaweyn ka taagan yihiin kadib afgembigii dhicisoobay, Cabdi iley oo la jirdilay , god madoowna lagu riday , Xildhibaanad jigjiga lagu weeraray, Xildhibaan Diridawa lagu xiray iyo Riwaayad ay jilayaan Mukhtar Robow iyo Saraakiisha Amniga

Click here to watch

DAAWO Xog xasaasiya Ethiopia iyo Somalia By Dahir Alasow

Hits: 5557 | Thursday October 11, 2018 - 10:37:56
Xog xasaasiya Ethiopia iyo Somalia By Dahir Alasow

Click here to watch

Daawo Sirculus Mustaf Cagjar oo dil u qorsheeyay Cabdi iley walaalkii Khadar M Omar

Hits: 6133 | Wednesday October 10, 2018 - 07:48:06
Sirculus Mustaf Cagjar oo dil u qorsheeyay Cabdi iley walaalkii Khadar M Omar

Click here to watch

Daawo fadeexada afduubkii iyo Maxkamadeyntii Cabdi iley iyo meeydadkii Ismaaciil Buurgaabo iyo Mustafa Cagjar soo fageen

Hits: 7880 | Monday October 08, 2018 - 17:50:40
Daawo Xukumadda Ethiopia ee Abiy Ahmed iyo xulufadii Xisbiga Oromadda OPD oo ku ceeboobay afduubkii ay kula kaceen Madaxweynahii Somali Galbeed kadib markii ay waayeen marqaatiyaal iyo cadeeymo dimbiyo ay Maxkamadda horgeeyaan. iyadoo Maxkamaddii saakay 11 maalmood dib loo dhigay sidaan ku sheegay warbixintii hore. Xukumadda Abiy Ahmed waxaa la weeydiiyay "Warqadii uu isku casilay Cabdi Maxamuud Cumar keen" wuxuu dhahay ma haayo !! , waxaa la yiri "Sababta aad ugu duushay ee u soo afduubtay sheeg" ? wuxuu dhahay "Amar diidmo ayuu igu sameeyay, telefoonadda ayuu igu damiyay" waxaa la dhahay warqadii digniinta ee aad u qortay keen" wuxuu dhahay warqad umma qorin. Waxaa lagu yiri "Waxaad ku tumatay dastuurka dalka, waxaana kuu xiran Madaxweynahii dhulka labaad ee Ethiopia ugu weyn ,isagoo xasaad leh ayuuna kuu xiran yahay" Mustafa Cagjar ayaa Qoriile oo ka tirsan degmadda Doollo ee gobolka Wardheer u diray Suldaan Fowsi iyo Suldaan ina Cabdi dacay laakiin waxaa laga soo celshay Qabri bayax kadib markii Ciidanka Federalka Ethiopia ogaadeen iney u socdaan sidii loo soo faagi lahaa meeydad ONLF lagu aasay degaankaas. Warbixintaan ayuu Dahir Alasow ku soo bandhigayaa xoga badan oo xasaasiya, haddaba ka boggo

Click here to watch

Daawo Ilmo Ciyaarjecel iyo Cabdi dige oo hees ku caayay Xasan Garguurte - Xaaf iyo Axmed Madoobe

Hits: 13809 | Monday October 01, 2018 - 08:59:19
Ilmo Ciyaarjecel iyo Cabdi dige oo hees ku caayay Xasan Garguurte - Xaaf iyo Axmed Madoobe

Click here to watch

Daawo Qabiilkee sheegtaan ilmo Ciyaar jecel yeeyse yihiin asalkooda By Dahir Alasow

Hits: 25330 | Wednesday September 26, 2018 - 11:05:14
Qabiilkee sheegtaan ilmo Ciyaar jecel yeeyse yihiin asalkooda By Dahir Alasow

Click here to watch

Daawo Sirculus qodobo xasaasiya by Dahir Alasow Cagjar -ONLF iyo Murusade

Hits: 11868 | Tuesday September 25, 2018 - 10:32:18
Sirculus qodobo xasaasiya by Dahir Alasow Cagjar -ONLF iyo Murusade

Click here to watch

Daawo Sirculus Dahir Alasow - Mustafe Cagjar ONLF Siraj iyo kala dirida Wasiiradda

Hits: 9543 | Thursday September 20, 2018 - 08:15:55
Sirculus Dahir Alasow - Mustafe Cagjar ONLF Siraj iyo kala dirida Wasiiradda

Click here to watch

Daawo Dagaal Ciidanka Ethiopia iyo Liyuu Boolis - Xamar oo foolaneysa ?

Hits: 8535 | Wednesday August 29, 2018 - 23:05:50
Dagaal Ciidanka Ethiopia iyo Liyuu Boolis - Xamar oo foolaneysa ?

Click here to watch

Daawo Sirculus Sababta loo afduubay Cabdi iley By Dahir Alasow

Hits: 11212 | Wednesday August 08, 2018 - 20:26:11
Daawo Sirculus Sababta loo afduubay Cabdi iley By Dahir Alasow

Click here to watch

Daawo Live Tigray oo Ethiopia ka go'ay xabsigana dhigay saraakiil diyaarad watay

Hits: 15534 | Monday August 06, 2018 - 09:53:07
Live Tigray oo Ethiopia ka go'ay xabsigana dhigay saraakiil diyaarad watay

Click here to watch

Daawo Dahir Alasow sababta Oromo u weerartay Cabdi iley iyo xiisadii ka dhalatay

Hits: 9909 | Sunday August 05, 2018 - 07:40:10
Live Dahir Alasow weerarka Jigjiga

Click here to watch

Daawo Alasow la kulankii Madaxda Somalia iyo Gumaadka Oromadda ka wado Somali Galbeed

Hits: 5727 | Saturday July 21, 2018 - 01:25:52
Daawo Alasow la kulankii Madaxda Somalia iyo Gumaadka Oromadda ka wado Somali Galbeed

Click here to watch

Cod sira Farmaajo oo AA Warsame iyo Dahir Alasow shirqool iyo been abuur la damacsan

Hits: 16952 | Monday July 09, 2018 - 09:44:25
Cod sira Farmaajo oo AA Warsame iyo Dahir Alasow shirqool iyo been abuur la damacsan

Click here to watch

Daawo ololaha qabiil ee diyaaradda Ocean iyo Video laga duubay maalintii la qafaalay Afhayeenka Galmudug

Hits: 11744 | Wednesday July 04, 2018 - 22:46:49
Daawo ololaha qabiil ee diyaaradda Ocean iyo Video laga duubay maalintii la qafaalay Afhayeenka Galmudug

Click here to watch

Daawo Dahir Alasow oo Qalbidhagax Wareystay iyo jawaabta beenta Safiirka Ethiopia ?

Hits: 14252 | Sunday July 01, 2018 - 01:27:30
Dahir Alasow oo Qalbidhagax Wareystay iyo jawaabta beenta Safiirka Ethiopia ?

Click here to watch