Videos

DAAWO Farmaajo oo Garowe lagu bahdilay iyo shirqoolka loo dhigay By Dahir Alasow

Hits: 14591 | Sunday May 05, 2019 - 02:58:59
Farmaajo oo Garowe lagu bahdilay iyo shirqoolka loo dhigay By Dahir Alasow

Click here to watch

Daawo Shirka Garowe maxaad kala socotaa ? Farmaajo Vs Kheyre By Dahir Alasow

Hits: 12450 | Saturday May 04, 2019 - 12:38:32
Shirka Garow maxaad kala socotaa ? Farmaajo Vs Kheyre By Dahir Alasow

Click here to watch

Daawo Al-Shabaab iyo Dowladda Farmaajo oo heshiiyay iyo dalka hubka iyo qaraxyada loo marsiiyo oo la ogaaday?

Hits: 13081 | Friday May 03, 2019 - 01:08:33
DAAWO Sirculus 2aad qaraxyada Al Shabaab oo Jibouti laga qaado, Markabkii siday 29-ka kunteenar ee qaraxyadda waaweyn oo lagu qabtay Gariiga una socday Jibouti, Saraakiishii Xuutiyiinta Yemen ee bustooladaha u raray Al-Shabaab oo Yemen lagu qabtay - Dowladda Farmaajo iyo Al Shabaab oo heshiiyay !! Xukumadda Kheyre oo sharciga doorashooyinka ku dartay inuu waqti korarsi afarsano ama laba sano ku darsan karo Farmaajo.

Click here to watch

Daawo Live Kheyre oo aqbalay iscasilaad iyo Wasiirkiisii oo iscasilay- maxey tahay sababta ?

Hits: 15602 | Wednesday May 01, 2019 - 23:30:02
Daawo Live Kheyre oo aqbalay iscasilaad iyo Wasiirkiisii oo iscasilay- maxey tahay sababta ?

Click here to watch

Daawo Ma runbaa iscasilaadda Kheyre mise waa been By Dahir Alasow

Hits: 12386 | Tuesday April 30, 2019 - 04:58:04
Ma runbaa iscasilaadda Kheyre mise waa been By Dahir Alasow

Click here to watch

Daawo Al Shabaab sidee dekadda Muqdisho canshuurta uga qaataan

Hits: 3614 | Monday April 29, 2019 - 15:12:20
Daawo Al Shabaab sidee dekadda Muqdisho canshuurta uga qaataan

Click here to watch

DAAWO UN-ka Blacklist geliyay 18 qof Somalia iyo magacyadooda

Hits: 7184 | Sunday April 28, 2019 - 04:29:03
. Halima Daud Khalif Centre for Research & Policy Analysis (CERPA) We Are Women Activists (WAWA) Hawa Ali Jama Zainab Mwazige Zeinab Ayan Ahmed Somali Association for Rehabilitation and Development (SARD) Tanaad Relief & Development Organization (TARDO) Mohamud Issak Ali Mohamed Mohamud Shabelle Relief and Development Organization (SHARDO) Mohamed Shukri Moallim Hiran HIV/AIDS Prevention and Child Protection Organization (HAPO) Abdirizak Yusuf Mohamed Emergency Pastoralists Assistance Group – Kenya (EPAG-K) (Kenya/Somalia) Abdullahi Gessey- Kenya/Somalia Youth & HIV/AIDS Network (YAHAN) ​Mr. Mohamed Abdirahaman Jama, aka Mr. Muhammed Abdurahman Jama

Click here to watch

Daawo Dahir Alasow oo ka jawaabay Sheekh Shariif ma Farmaajo ayuu u shaqeeynayaa -muxuuse uga aamusan yahay tacadiyada reer Muqdisho lagu hayo"?

Hits: 3581 | Sunday April 28, 2019 - 00:49:45
Daawo Dahir Alasow oo ka jawaabay Sheekh Shariif ma Farmaajo ayuu u shaqeeynayaa -muxuuse uga aamusan yahay tacadiyada reer Muqdisho lagu hayo"?

Click here to watch

Daawo Dayax Dalnuurshe soo saaray muuqaalka heesta ADAAN LOVE KUGU AHEE ?

Hits: 8670 | Saturday April 27, 2019 - 23:52:21
LUBIGGA ADIGAA HANTOO HURDANA MA LADOO DARTAA ADAAN LOVE KUGU AHEE

Click here to watch

Daawo Qaali Ladan oo Dahir Alasow hadiyadii aduunka siisay laakiin maxey uga dhigtay

Hits: 11373 | Wednesday April 24, 2019 - 04:14:34
Qaali Ladan oo Dahir Alasow hadiyadii aduunka siisay laakiin maxey uga dhigtay

Click here to watch

Daawo dhismaha Banaadir State iyo shacabka oo dhistay guddiyo madaxbanaan si loo dhiso Dekadaha Galmudug -Cadale -Ceelmacaan iyo Baraawe

Hits: 7057 | Tuesday April 23, 2019 - 07:57:12
Daawo dhismaha Banaadir State iyo shacabka oo dhistay guddiyo madaxbanaan si loo dhiso Dekadaha Galmudug -Cadale -Ceelmacaan iyo Baraawe

Click here to watch

Daawo Farmaajo oo lagu qasbay Raisulwasare cusub inuu soo magacaabo iyo haddii uu diido Madaxweynaha bedeli doono June

Hits: 8907 | Tuesday April 23, 2019 - 07:38:23
Daawo Farmaajo oo lagu qasbay Xukumad cusub inuu soo magacaabo iyo haddii uu diido Madaxweynaha bedeli doono June

Click here to watch

DAAWO Qabshaxsade iyo Dahir Alasow maxaa kala qabsaday?

Hits: 8248 | Sunday April 21, 2019 - 04:11:19
Qabshaxsade iyo Dahir Alasow maxaa kala qabsaday?

Click here to watch

Daawo Duqbilow iyo Dahir Alasow maxaa kala qabsaday ?

Hits: 9623 | Tuesday April 16, 2019 - 06:34:32
Duqbilow iyo Dahir Alasow maxaa kala qabsaday ?

Click here to watch

Daawo Gorfeynta Qubanaha Dahir Alasow iyo Dood hilfaha la isu qaaday

Hits: 3200 | Tuesday April 16, 2019 - 02:28:24
Daawo Gorfeynta Qubanaha Dahir Alasow iyo Dood hilfaha la isu qaaday

Click here to watch

Daawo Hawiye Odayaal ma leeyahay sida Daarood iyo Isaaq - Abdirazaq Dahir oo ka qosliyay Dahir Alasow iyo fariintii uu Reer Muqdisho u diray

Hits: 8805 | Monday April 15, 2019 - 07:11:26
Daawo Hawiye Odayaal ma leeyahay sida Daarood iyo Isaaq - Abdirazaq Dahir oo ka qosliyay Dahir Alasow iyo fariintii uu Reer Muqdisho u diray

Click here to watch

Daawo Dahir Alasow oo qabtay doodii ugu cusleed ee gumaadka Farmaajo ku hayo shacabka Muqdisho iyo hanjabaadiisa cusub

Hits: 5938 | Saturday April 13, 2019 - 23:02:01
Hadalka Madaxweyne Farmaajo ayaa banaanka soo dhigay qodobada soo socdo: Inuu yahay Madaxweyne aan dulqaad laheyn: Hadalka Madaxweyne Farmaajo waxaa ka muuqatay dulqaad la'aan iyo Xanaaq farabadan, mana ahan tilmaamaha lagu yaqaano Madaxweynayaasha guuleystay. Inuu yahay Madaxweyne aan aqbali karin dhaleeceynta. Marka aad dhageysato Khudbadda Madaxweyne Farmaajo waxaad dareemeysaa inuu yahay Madaxweyne aan aqbali karin dhaleeceynta. Ciidamadii Dowladda ayaa dad shacab ah laayey weliba wuxuu banaanbaxa bilowday kadib dilka loo geystay Darawal Bajaajle iyo qofkii uu waday, waxaana taas kadib dhacday inay dadka soo banaanbaxaan waxaa loogu sii jawaabay dilal kale oo gaarayo illaa 4. Halkii uu Farmaajo canaanan lahaa Ciidamada Booliska ee dilka geystay isla markaasna ku dhaqmay anshax xumo aan loogu talagalin Booliska, wuxuu ku hadlay hadal aan laga sugeyn waxaana muuqatay inuu ka careysan yahay dhaleeceynta xoogga leh ee ka socotay Baraha Bulshada iyo hadaladii ay jeediyeen dadkii banaanbaxayey ee Farmaajo ugu baaqay inuu is casilo. Calaamado kalitigii talisnimo ah Hadalka uu Maanta ku hadlay Madaxweyne Farmaajo ayaa lamid ah midkii uu maalmo ka hor ku hadlay Madaxweynihii kaligii taliska ahaa ee dalka Suudaan Al-Bashiir kaasoo ugu dambeyn la geliyey xabsi guri. Al-Bashiir oo ay 3 bil shacabkiisa ku banaanbaxayeen si uu xilka uga dago ayaa sii adkeeyey taligii talisnimadiisa, wuxuuna wadanka kusoo rogay hal sano oo xaalad degdeg ah. Inuu Madaxweyne Farmaajo usii hanjabo shacabkii ka banaanbaxayey dilka lagu hayo waxay ka dhigan tahay mid lamid ah tallaabadii uu qaaday Taligii Taliskii Suudaan ee xilka loogga looga tuuray. Inuusan damaqasho lahayn Khudbadda Farmaajo waxay banaanka soo dhigtay inuusan laheyn damqasho, maadaama uu xataa ka hadli waayey dadkii Maanta la laayey iska dhaaf inuu u tacsiyeeyo. Waxaa muuqato inay Farmaajo kala muhiimsan tahay Dhiigga Shacabka inuu is difaaco isla markaasna uu ka cararo dhaleeceyn iyo inuu qaato Mas'uuliyaddii loo igmaday.

Click here to watch

DAAWO QOSOLKA DAHIR ALASOW "Muse biixi iyo Maalqabeenka Afrika oo rumeeysan waayey xilkiyo xoolaha alle u dhiibay"

Hits: 5842 | Saturday April 13, 2019 - 06:24:53
DAAWO QOSOLKA DAHIR ALASOW "Muse biixi iyo Maalqabeenka Afrika oo rumeeysan waayey xilkiyo xoolaha alle u dhiibay"

Click here to watch

Daawo Doodii ugu adkeeyd oo shacabkii oo dhan Farmaajo ku cambaareeyeen mamnuucidiisa Aamin Ambulance iyo Cadaawada uu reer Muqdisho u qabo

Hits: 6545 | Thursday April 11, 2019 - 03:55:09
Daawo Doodii ugu adkeeyd oo shacabkii oo dhan Farmaajo ku cambaareeyeen mamnuucidiisa Aamin Ambulance iyo Cadaawada uu reer Muqdisho u qabo

Click here to watch

Daawo Ciidanka Muse Suudi oo degmooyinka Waqooyiga Muqdisho ka mamnuucay maleeshiyadda Farmaajo kadib dagaalkii Kaawo Godeey iyo Xeebta

Hits: 8354 | Thursday April 11, 2019 - 02:45:01
LIve Qubanaha Dahir Alasow 09 April 2019 1- Kheyre iyo wafdigii la socday oo loo diiday Hotelkii ay sii bokinteen ee Mareykanka iyo fadeexadii aduunka oo ku dhacday. 2- Halka Senator Muse Sudi taagan yahay iyo hadalkii Cabdiraxmaan Yariisow uu ka soo qaaday Farmaajo oo aad u kala fog. Muse Sudi muxuu damacsan yahay ? 3- Cali Wajiis iyo Cabdiraxmaan Diinaari ayaa Farmaajo u tegay, waxey ka soo qaadeen lacag dhan laba boqol kun oo dollar oo la sheegay in Ciidanka lagu kala furfuro ? Cali Wajiis wuxuu sheegay iney la shaqeeynayaan Cali Ugaas iyo ku simaha Ugaaska Daud Abgaal!! 4- Safarka Kheyre ku jooga Mareykanka soo shaaca ka qaaday fadeexadahii ugu waaweynaa iyo qiyoonooyinka uu ka galay Qaranka. Tobanka Suaalood ee Dowladda Mareykanka hor dhigtay waxaa ka mida sababta ay dacwadda badda Somalia uga laabteen una weeydiisteen Maxkamadda ICJ in wada hadal laga furo si Kenya loo qanciyo ? taasi lama ogeeyn oo waa yaab iyo amakaag. Tan labaad ee ugu yaabka badan waxey tahay in tobanka suaalood lagu soo deray maxaad China ugu saxiixdeen iney kalluunka badda Somalia jalaabtaan ? tana waa tii hore mid ka sii daran oo qiyaano Qaran ah. 5-Ganacsatadii Deeynta ku laheyd Dowladda Somalia oo markii ugu horeeysay afka furtay ,iyagoo beeniyay beentii uu Kheyre ku sheegay iney Xukumadiisa guday oo bixisay lacag dhan boqol Milyan oo deyn lagu lahaay Dowladihii ka horeeyay tiisa. shalayna Ciidankii Qarankuu ka been sheegay ,maantana ganacsatadii - beenta muxuu ka falaa dhako yare ? 6- Cuuryaamiintii Ciidanka xooga dalka Somalia oo ku banaanbaxay Villa Farmaajo kadibna maxaa dhacay ? Lacag laaluusha ayaa loo geeyay odayaal ka tirsan Ciidankaas kadibna waxaa la weeydiistay iney beeniyaan. Kooxda Nabar iyo Naxdin oo gacantii bixinta laaluushka dib u furay, Wariyahii ugu horeeyayna siiyay lacag laaluusha si uu beentaas ugu faafiyo. 7- Muse biixi , Muuse Handaraab oo rumeeysan waayey inuu yahay Madaxweynaha Somaliland kadibna awoodiisa ku tijaabiyay dhaqaalahii maamulka , Wasiiradii iyo Agaasimeyaashii iyo Gudoomiyahii Xisbiga Waddani Cabdiraxman Cirro. Askartii iyo baabuurtii laga kaxeeysay taas oo ka dhigan maalqabeenkii Afrika ee lacagtii bankiga u taalay gurigiisa geeystay. 8- Cabdiraxmaan Yariisow, horey wuxuu u sheegay in rayidkii lagu laayey Bariire argagixiso ahaayeen, wuxuu yiri, "Qalbidhagax iyo ONLF waa argagixiso, ugu dambeeyntiina waxaa laga qoray "Muse Sudi Maxkamad ayaa la soo taagayaa" Toloow ma iloobay inuu ahaan jiray Afhayeenkii Muse Suudi Yalaxoow ee Yurub ? qoraaladda qabsaday baraha bulshadda Facebook iyo Twitter oo hurdo la'aan ku riday !!

Click here to watch