Videos

Daawo Jeneralkii dilay Gaashaanle Seed oo dibadda u baxsanaya iyo tababar beena

Hits: 6628 | Monday June 17, 2019 - 05:06:11
Daawo Jeneralkii dilay Gaashaanle Seed oo dibadda u baxsanaya iyo tababar beena

Click here to watch

DAAWO Yaa dilay Raxanweyntii Galkacyo maxaase loo dilay ? xogta Dahir Alasow

Hits: 10570 | Sunday June 16, 2019 - 09:53:24
Bariire ayaa dad rayida lagu laayey oo Dowladda Farmaajo ku sheegtay argagixiso kadibna diyadooda dhiibtay laakiin baarlamaan cambaareeyay iyo cid tacsi ka dirtay ma arag ? Maamulka Koofur Galbeed iyo Xildhibaanadda ku metela Federalka shacabkaas ay maamul ahaan metelaan ,sooma hadal qaadin sida foosha xun ee loo xasuuqay ? - Guriga Cabdiraxman Cabdishakuur ayey Ciidanka Farmaajo weerareen , Saraakiishii Ciidanka Melleteriga iyo.gabadh uurleh ayey ku xasuuqeen , cid aan qabiilka Hiraab aheyn oo cambaareeysay ama tacsi ka dirtay lamma arag, Baarlamaan sooma hadal qaadin ? - Tuuladda Axmed Yare ee degmadda Jilib ayaa lagu xasuuqay dad rayida , Dowlad Soomaaliyeed iyo Xildhibaano ka hadlay lamma arag ? -Degmadda Wadajir qoys gurigooda hurda oo Biyomaala ayaa la xasuuqay , cid loo xiray iyo cid cambaareeysa lamma arag ? -Qarax ayaa lagu weeraray gurigga Cabdiweli Cilmi afyare, 27 qof oo deriskiisii iyo dadkii gurigiisa joogay baa ku dhintay , Dowlad tacsi kama dirin, baarlamaan sooma hadal qaadin,.maamul goboleed iyo Xildhibaan la wadaagay xanuunka maleh. -Baydhabo boqolaal qof ayaa lagu dilay , Ciidanka boliiska ayaa dilay , Musharax Mukhtar Roobow ayaa si sharci daraa loo afduubay, ilaaladiisiina la dilay , waxaa ka hadlay ergayga Qaramadda Midoobay oo isagiina la masaafuriyay ? baarlamaan kama hadal, Dowladdii waa kuwa falkaas geeystay ? Dhacdooyinkaas xasuuqa loo yaqaan Slow genocide wax guddiya looma saarin, ehelkooda tacsi ma helin, cid loo Maxkamadeeyay ma jirto sidaas darteed waxaan is weeydiiyay maxaa jiho walba looga dhawaaqay dilalkii Galkacyo ka dhacay ? CADAALADU MA WAXEY NOQOTAY LA JIIFIYAANA BANAAN, LA JOOJIYAANA BANAAN ? Xukunka dadkaas la dilay yaa ridaa ? ma qof gurigiisa ka soo kacay hurdo ayaa iska leh , falkaas waa la cambaareeyay iyo guddi haloo magacaabo ? ma dad naceyb qabiil gaamuray qabay ayaa markiiba leh , waa xasuuq. Wixii Galkacyo ka dhacay waxaa laga hadli karaa marka Hay"adaha amniga iyo Garsoorka dhameeyaan baarista sidaas darteed hadaad damiir leedahay kuwa aan shakiga ku jirin ee sida arxandaradaa loo xasuuqay ka soo hadla. Dadka lagu dilay Galkacyo , cideey ahaayeen , xaq iyo xaqdaro waxaa cadeeyn kara Hay,adaha amniga iyo.Garsoorka, waana socotaa baarista. Adigoo.xasuuqay dadkaaga , adigoo awoodada si ka baxsan sharciga ugu kacay , hay"ado iyo maamul madaxbanaan haku qabsan shaqadooda. Reer Galmudugna waxaan leeyahay fudeedka joojiya oo baarista ka warsuga.

Click here to watch

Daawo Marwadii Madaxweynaha Jibouti walaalkiis oo sir badan kashiftay -Jaceylkii DEBERKALEH iyo Kaltun Cumar Geelle

Hits: 5528 | Friday June 14, 2019 - 05:04:07
Marwadii Madaxweynaha Jibouti walaalkiis oo sir badan kashiftay -Jaceylkii DEBERKALEH

Click here to watch

Daawo Fanaan Iidle Yare oo Dahir Alasow ku xujeeystay Challenge xarig ka bood iyo wiil helay

Hits: 4930 | Thursday June 13, 2019 - 02:35:04
Daawo Fanaan Iidle Yare oo Dahir Alasow ku xujeeystay Challenge xarig ka bood iyo wiil helay

Click here to watch

DAAWO Hal beel ayaa xilalka ugu muhiimsan dowladda qaatay - SEDBURSI By Alasow

Hits: 5859 | Wednesday June 12, 2019 - 03:58:26
Hal beel ayaa xilalka ugu muhiimsan dowladda qaatay - SEDBURSI By Alasow

Click here to watch

Daawo Baarista dilkii Gaashaanle Cabdi Seed iyo Cod Sira oo Jeneral Sulub ninkii daldalay laga duubay

Hits: 10506 | Saturday June 08, 2019 - 04:47:12
Baarista dilkii Gaashaanle Cabdi Seed iyo Codka Jeneral Sulub. - Cabdi Cali Seed wuxuu u dhashay Saleebaan Habargidir. -Sulub Ahmed Firin oo ah Jeneral u dhashay beesha ABEESGUUL JIDWAAQ, waa taliyaha Ciidanka Daraawiishta. -Sulub Ahmed Firin wuxuu joogi jiray guriga Jeneral Bashiir Goobe. waxaana Askari ka dhigay Bashiir Goobe. - Cabdi Cali Seed wuxuu deganaay Xeradda Sheelare ee Ciidanka Daraawiishta ee degmadda Xamar Jajab halkaas oo uu ka ahaan jiray Taliye. - Cabdi Cali Seed wuxuu ahaan jiray Saldhigga Huriwaa xilligii Cabdullahi Yusuf, waxaana taliye ka dhigay Cabdi Qeybdiid. - Seed wuxuu Sulub ku dhahay waqti aan ku guuro i sii , anigga nin ay Shabaab raadsanayaan ayaan ahay. - Halka lagu dilay waa goob Ciidan. mana ahan meel qof isku dili karo. - Taliyaha Ciidanka Boliiska Bashiir Cali Ameerika iyo Cabdi Cali Seed waa deris, wuxuuna Seed u tegay Taliyaha xalay isagoo ka dacwooday Sulub. - Mohamed Goonweyn, Gaashaanle dhexe , Reer JALAF, Xeradda Sheelare. - Xeradda Sheelare waxaa dhex degan Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Koofur Galbeed oo la yiraa Abdullahi Baardheere, lamma dumin gurigiisa laakiin reerahii ku dheganaa ee Habargidir ee Agoonta Boliiska ayuu burburiyay Jeneral Sulub. -Agoonta la burburiyay Maandeeq Cabdullahi Faarax oo u ka dhintay Sarkaal lagu magacaabi jiray Mohamed Abdulle oo qarax lagu dilay xilligii qaraxa baarlamaanka sanadkii 2014-ka , kadib markii uu isu dhigay baabuurkii qaraxa siday. Maandeeq waa laga goostay lacagtii gunnadda ee Agoonta. - Gabadh Sarkaalad oo Raxanweyn ah, oo la yiraa Nafiso Mukhtar ayaa deganeed xeradda gaar ahaan gabadha Habargidir ee la yiraa Maandeeq waxey u dhaxeysay labada guri ee Cabdullahi Baardheere iyo Nafiso. Cabdullahi Dheere lagama dumin laakiin nafiso waa laga dumiyay kadibna gurigeedii ayey dib u dhisatay oo guri sara ayey ka dhisatay hadda,weeyna degan tahay. - Numberka Sulub, +25261-9000000 Sulub wuxuu 24 December 2015 ka qabtay isgoyska Al-Baraka ee degmadda Hodan 4 Nin oo u dhashay beesha Ogaadeen kuwaas oo xabsiga uu dhigay. Afartaas nin ee Sulub uu ka afduubay Albaraka waxey ahaayeen 1- Asad Adan dheere. 2- Xasan Xaashi 3- Cabdi Maxamed Xasan 4- Maxamed Sheekh Cabdi

Click here to watch

Daawo Farmaajo oo Safiiradda ugu muhiimsan Daarood ku tixay

Hits: 6023 | Friday June 07, 2019 - 01:56:12
Farmaajo oo Safiiradda ugu muhiimsan Daarood ku tixay

Click here to watch

Daawo Odayaasha Hawiye oo ku dhawaaqay Banaadir State FULL VIDEO

Hits: 3424 | Friday June 07, 2019 - 01:50:31
Odayaasha Hawiye oo ku dhawaaqay Banaadir State FULL VIDEO

Click here to watch

Daawo Ciidankii Habargidir iyo Abgaal oo wadooyinka Muqdisho xirtay iyo colaad taagan

Hits: 15145 | Saturday June 01, 2019 - 02:32:55
Ciidankii Habargidir iyo Abgaal oo wadooyinka Muqdisho xirtay iyo colaad taagan

Click here to watch

Daawo Dood kulul Dahir Alasow iyo Saraakiil caana - sirta Somalia iyo Jibouti

Hits: 2038 | Thursday May 30, 2019 - 11:38:05
Dood kulul Dahir Alasow iyo Saraakiil caana - sirta Somalia iyo Jibouti

Click here to watch

DAAWO Ethiopia oo ku tiirsan dhaqaalaha Somalida iyo Map-keeda cusub

Hits: 4006 | Monday May 27, 2019 - 07:22:02
Ethiopia oo ku tiirsan dhaqaalaha Somalida iyo Map-keeda cusub

Click here to watch

Daawo damaca cadawga iyo dabargoynta Somalida By Dahir Alasow

Hits: 6459 | Sunday May 26, 2019 - 22:38:05
Waxaa la yiri: Shabaab & Daacish baa is laynaya   1. Shabaab & Daacish baa is laynaya   2. Dadkoodana way isla laynayaan ,iyagana weey leeynayaan  3. Iyagana Maraykan baa wada laynaya, dadkii Soomaaliyeedna iyaga dartood baa loo leeynayaa.   4. Kii ka dhintana wuxuu ka tagayaa:   a) Carruur Agoon ah oo uu aabbayaa shood laayey iyo kuwo uu isagu dhalay   b) Dumar Carmala ama garooba ah oo uu ka dhintay iyo kuwo Raggii qabay uu ka laayey   c) Waalidiin gablan ah oo uu ka dhintay iyo kuwo uu Carruurtoodii ka laayey   d) Naafo lixaada beeshay oo isaga cuuryaan ka dhigay ama isagaaba naafoobey   e) Dad dhibtii uu u geystay la waalan ama buufis ku dhacay ama isagaaba waashay   f) Dad uu cayrteeyey oo ganacsiyadoodii uu gubay ama lacagtoodii ay xoog uga qaateen.  g) Dad uu dalkoodii ama deegaankoodii ka qixiyey oo dibadaha ama deegaan kale ku dayacan   h) Dad uu shakhsiyada iyo mooralka ka diley oo shimbirtii duushaba ka cabsanaya   i) dad uu diinta seejiyey oo uu dhiigga muslimiinta iyo xoolohood u macaaneeyey, iyo kuwo uu diintiiba nacsiiyey , oo ka cabsanaya haddii ay Masaajidka tagaan inuu dilo ama haddii ay sunnada ka muuqato iney kuwa kufriga u ciqaabaan isaga dartii.  j) Mooryaan badan oo uu diin uga dhigay dilkii iyo dhicii ay awal sameeyn jireen   5. Waxaas oo culays ah ummadda ayuu uga tagayaa oo sida uu ummadda nolosha ugu dhibay ayaa geeridiisuna dhib ugaga tageysaa!  6. Kaaga darane masaa'ibkaas dhawr iyo toban sano xal looma helin, xal soo socdana ma muuqdo ee Raggow caqliga tuujiya oo xeelad iyo xal keena idinka oo maanka ku haya:   # Rag naftiisa mooyee wax kasta maaree   # Rag tashaday cir tararay waa toli karaa, taaka labadeede   # Wixii rag u koco, Rabbina aqbalo waa rumoobaan. Soomaaliyeey xisaabtana isna xisaabiya. Kaba soo qaad Muqdisho, labada Shabelle,Bay iyo Bakool, Jubooyinka iyo Gedo waxaa ku nool 12 Milyan oo Somalia. Xisaabi Muqdisho kaliya immisa ayaa sanadkii lagu laayaa qaraxyo ama toos loo dilaa ? Xisaabi Ciidanka Dowladda iyo kuwa argagixisadda immisa ayey iska dilaan sanadkii ? Xisaabi immisa ayey diyaaradaha Mareykanka duqeyn ku dilaan argagixiso Somalia iyo dad rayida ? Xisaabi immisa ayey argagixisadda DAACISH iyo Al-Shabaab iska dileen dhexdooda sanadkii ? Xisaabi immisa ka carartay colaadahaan iyo dilalkaan foosha xun ayaa tahriib ku dhimata sanadkii Xisaabi immisa ayaa sanadkii u dhimata gaajo, caafimaad daro iyo xanuuno ay ka qaadeen welwelka iyo cabsida ? Isku dar tiradda guud immisa Somalia ayaa sanadkii dhinta oo caqli daradaas u dhinta ? Bal qiyaas haddii dhimashadu sidaas ku socoto immisa ayey sii jiri karaan 20-ka Milyan ee Somalida ? dalka immisa ayey sii joogi karaan ? Ma arag wacyigelin iyo dadaalo ay wadaan Waxgarad Soomaaliyeed ,si loo yareeyo ama loo joojiyo dhimashadda dadka Soomaaliyeed ee boqolka weji lagu dilaa !! Halkaas markeey taagan tahay ,waxaan is weeydiiyay "Somalida ma waxgaradkii ayaa ka dhamaaday mise waxey sugayaan in shisheeye u damqado oo dhiigooda joojiyo , iyagoo isu damqan waayey ama garan waayey dhiigiina joojiya ? Odayga Soomaaliyeedoow, Aqoonyahankoow, Tujaarkoow, waxgaradkoow fadlan u istaag sidii looga hortegi karaa dabargoynta dadka Soomaaliyeed iyo dilalka joogtada noqday. Wiilka gabadha Soomaaliyeed ee qoriga iyo qaraxa sitoow ka daa leeynta dadkaaga Soomaaliyeed oo cadawga ha u soo raacin.

Click here to watch

Daawo ninkii Guriceel geeyay ninkii isqarxin rabay oo la qabtay iyo qorshaha argagixisadda ku khaarijin rabtay Madaxda iyo Culumadda

Hits: 12322 | Thursday May 23, 2019 - 21:52:00
Daawo ninkii Guriceel geeyay ninkii isqarxin rabay oo la qabtay iyo qorshaha argagixisadda ku khaarijin rabtay Madaxda iyo Culumadda

Click here to watch

Daawo sababta Somalia u degi weeysay iyo Xog Sira -Somalia -Jibouti iyo Ethiopia Abdallah Deberkaleh Part one

Hits: 8040 | Friday May 17, 2019 - 09:16:39
Wareysi sir xasaasiya , Ninkii Harar lagula xiray Abdullahi Yusuf, Madaxii Sirdoonka Jabhaddii Jinouti ee gobanimadoonka Sultan Deberkaleh Mustaqbalka Djibouti oo lagu tilmaamo lixda qof ee Geeska Afrika ugu xog ogaalsan dhinaca Somalida , Jibouti, Canfarta iyo Ethiopia ? muxuu ka og yahay Madaxweynaha Jibouti , qaraxyadda iyo dilalka Somalia iyo sumeeynta Mucaaradka Jibouti ? https://www.youtube.com/watch?v=ZFtkkLcBsxg

Click here to watch

DAAWO Dahir Alasow - Cod sira Wasiir Goodax iyo fadeexadii imtixaanka

Hits: 10381 | Wednesday May 15, 2019 - 02:16:29
Dahir Alasow - Cod sira Wasiir Goodax iyo fadeexadii imtixaanka

Click here to watch

DAAWO Dahir Alasow iyo Omar Zohra Jibouti maxaa kala qabsaday ?

Hits: 4150 | Wednesday May 15, 2019 - 02:05:33
Dahir Alasow iyo Omar Zohra Jibouti maxaa kala qabsaday ?

Click here to watch

Daawo fashilkii Garowe -Xaaf oo si kulul u hadlay iyo Ethiopia oo looga yeeray Madaxda Goboladda iyo kuwa Federalka Somalia

Hits: 11703 | Saturday May 11, 2019 - 15:00:17
Daawo fashilkii Garowe -Xaaf oo si kulul u hadlay iyo Ethiopia oo looga yeeray Madaxda Goboladda iyo kuwa Federalka Somalia

Click here to watch

Daawo Shirkii Garowe oo fashil ku dhamaaday - Kaligii Taliyeyaasha Afrika iyo Carabta iyo qisadii Fircoon iyo Nabi Musa CS

Hits: 12434 | Friday May 10, 2019 - 08:32:28
Daawo Shirkii Garowe oo fashil ku dhamaaday - Kaligii Taliyeyaasha Afrika iyo Carabta iyo qisadii Fircoon iyo Nabi Musa CS

Click here to watch

Daawo Farmaajo iyo Xaaf oo shirka isku feeri gaaray - Ahmed Madoobe iyo Deni oo goaan adag qaatay

Hits: 14953 | Thursday May 09, 2019 - 08:38:26
Farmaajo iyo Xaaf oo shirka isku feeri gaaray - Ahmed Madoobe iyo Deni oo goaan adag qaatay

Click here to watch

Daawo shirkii Garowe oo Farmaajo la hordhigay seddex sharuud iyo fadeexadii ka raacday Muxaadaradii laga joojiyay

Hits: 11623 | Wednesday May 08, 2019 - 10:19:03
Daawo shirkii Garowe oo Farmaajo la hordhigay seddex sharuud iyo fadeexadii ka raacday Muxaadaradii laga joojiyay

Click here to watch