Videos

DAAWO Sheekh Shariif oo loo diiday inuu Xamar ka dhoofo iyo Farmaajo oo Cali Mahdi ku qasbay inuu kaar aqoonsiya ku dhexmaro Muqdisho

Hits: 2966 | Monday September 23, 2019 - 09:54:10
DAAWO Sheekh Shariif oo loo diiday inuu Xamar ka dhoofo iyo Farmaajo oo Cali Mahdi ku qasbay inuu kaar aqoonsiya ku dhexmaro Muqdisho

Click here to watch

DAAWO Wasiirkii Sacad Habargidir oo iscasilay iyo goaanka beesha

Hits: 2405 | Saturday September 21, 2019 - 05:26:39
Wasiirkii Sacad Habargidir oo iscasilay iyo goaanka beesha

Click here to watch

Daawo baashaalkii Live Music Maandeeq Nur Garaash iyo Dahir Alasow

Hits: 6540 | Thursday September 19, 2019 - 04:12:20
Daawo baashaalkii Live Music Maandeeq Nur Garaash iyo Dahir Alasow

Click here to watch

DAAWO Galmudug oo la Afgembiyay Iyo sirdoonka Qatar Iyo Ethiopia oo Muqdisho ka wado hoowlo qarsoon

Hits: 3877 | Wednesday September 18, 2019 - 07:07:07
DAAWO Galmudug oo la Afgembiyay Iyo sirdoonka Qatar Iyo Ethiopia oo Muqdisho ka wado hoowlo qarsoon

Click here to watch

DAAWO Dahir Alasow 12sano kadib Somalia ka qariya Farmaajo iyo Kheyre

Hits: 3440 | Tuesday September 17, 2019 - 00:37:15
Dahir Alasow 12sano kadib Somalia ka qariya Farmaajo iyo Kheyre

Click here to watch

Daawo bidaartii Farmaajo iyo Kheyre oo Kenya la saftay By Dahir Alasow

Hits: 5177 | Monday September 16, 2019 - 20:43:58
Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa 7-da October u mudeysay inay dhageysato codsi raadinaya in dowladda Kenya laga joojiyo inay ka qeyb-qaadato kiiska horyaalla maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee badda Soomaaliya. Codsigan oo ay diiwaan-geliyeen 20 qareen oo Kenyan ah oo uu hoggaaminayo Kiriro Wa Ngugi ayaa ah isku daygii ugu dambeeyey ee Kenya ay uga baxsaneyso kiiska maxkamadda ICJ. Garsoorayaasha maxkamadda sare ee Kenya, Kanyi Kimondo, Robert Limo iyo Antony Mrima aya asidoo kale ku dhowaaqay in 9-ka iyo 10-ka October ay yihiin maalmaha sidoo kale la dhageysan doono kiiska. Qareen Kibe Mungai ayaa doonaya in maxkamadda sare ay go'aan gaarto ka hor 4-ta bisha November, oo la waqtiyeeyey in maxkamadda ICJ ay dib u dhageysato kiiska Soomaaliya iyo Kenya. Qareenada kisikan wada ayaa sidoo kale doonaya in maxkamadda sare ay dowladda Kenya ka joojiso inay u hoggaansato go'aan kasta oo kasoo baxa maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda. Ma cadda go'aanka kasoo bixi doono maxkamadda sare ee Kenya, hase yeeshee dadka qaar ayaa rumeysan in qareenada kiiska gudbiyey iyo dowladda ay is og yihiin, islamarkaana xukuumadda Uhuru ay raadineyso cudur-dara ay uga baxdo kiiska ICJ. Toddobaadkii tagay, maxkamadda ICJ ayaa aqbashay codsiga Kenya ee ahaa in kiiska dib loo dhigo si ay u qorato qareeno cusub, hase yeeshee waxay diiday waqtigii ay Kenya dooneysay ee ahaa sanadkan waxayna ogolaata kaliya laba bil. Wasiirka arrimaha dibedda Kenya, Monica Juma ayaa dhowaan sheegtay in Kenya ay ku dadaali doonto in ka hor maxkamadda ay Soomaaliya la gaarto heshiis ka baxsan maxkamadda. "Arrinta maaha wax caddaan iyo madow ah. Xal kasta oo waara waa inuu noqda amid laba dhinac ah. Waxaan doorbideynaa heshiis laga wada-xaajoodo" ayey tiri Monica Juma.

Click here to watch

DAAWO Qubanaha Dahir Alasow Farmaajo oo timo sameystay iyo Loolanka Musharaxiinta Galmudug - Hoobiye lagu garaacay Villa Somalia

Hits: 7241 | Thursday September 12, 2019 - 04:20:57
Qubanaha Dahir Alasow Farmaajo oo timo sameystay iyo Musharaxiinta Galmudug ? Dahir Alasow ma Odowaa ayuu la safan yahay ? Ma qoor qoor ayuu la socdaa ? Mise Saaxiibkiis Seedigiis Cabdi dheere ? Waa kumma ninka uu dartiis u nacay Musharaxii uu la socday kadib markii uu ka dhigtay madaxa ololaha ? Farmaajo isagoo bidaar leh ayuu Madaxweyne noqday, wuxuuna xilka iskaga tegi doonaa isagoon Bidaar laheyn ?

Click here to watch

LIVE Zimbabwe v Somalia - FIFA World Cup Qatar 2022™ qualifier

Hits: 2291 | Tuesday September 10, 2019 - 16:09:35
Zimbabwe v Somalia - FIFA World Cup Qatar 2022™ qualifier Watch the FIFA World Cup™ qualifier between Zimbabwe and Somalia as the road to Qatar 2022 gets under way in Africa. Suivez le match de qualification pour la Coupe du Monde de la FIFA™ entre le Zimbabwe et la Somalie sur la route de Qatar 2022 en Afrique.

Click here to watch

Daawo ceebta Farmaajo ku dhacday

Hits: 5054 | Saturday September 07, 2019 - 09:28:33
Daawo ceebta Farmaajo ku dhacday

Click here to watch

Daawo Jeneral Cambare oo Hobyo ka afduubay Gudoomiyahii Ergadda Reer Maxamed kadibna Xamar ka dejiyay isagoo gacmaha ka xiran

Hits: 3610 | Tuesday September 03, 2019 - 06:09:29
Daawo Jeneral Cambare oo Hobyo ka afduubay Gudoomiyahii Ergadda Reer Maxamed kadibna Xamar ka dejiyay isagoo gacmaha ka xiran

Click here to watch

DAAWO Shirkii Habargidir ee Hobyo oo isu bedelay boob -caay iyo feer kadib markii xubnahii qabiiladda mooyee liis kale ay la soo baxeen Guddigga

Hits: 5695 | Sunday September 01, 2019 - 05:33:40
DAAWO Shirkii Habargidir ee Hobyo oo isu bedelay boob -caay iyo feer kadib markii xubnahii qabiiladda mooyee liis kale ay la soo baxeen Guddigga

Click here to watch

DAAWO Dahir Alasow oo Shiine Culay iyo Faladagan heshiisiiyay

Hits: 2401 | Sunday September 01, 2019 - 05:24:35
Dahir Alasow oo Shiine Culay iyo Faladagan heshiisiiyay

Click here to watch

DAAWO Cod sira Musuqmasuqa guddigga shirka Hobyo -Xasan Macalin Saciid

Hits: 3219 | Friday August 30, 2019 - 08:28:45
Cod sira Musuqmasuqa guddigga shirka Hobyo -Xasan Macalin Saciid

Click here to watch

DAAWO Gudiggii Al Itixaadka Shirka Hobyo oo Farmaajo laaluush ka qaatay

Hits: 2049 | Thursday August 29, 2019 - 07:41:59
Gudiggii Al Itixaadka Shirka Hobyo oo Farmaajo laaluush ka qaatay

Click here to watch

DAAWO Godobta Kheyre ka galay Habargidir iyo sacab tunka Dhusamareeb By Dahir Alasow

Hits: 3528 | Wednesday August 28, 2019 - 06:29:47
Godobta Kheyre ka galay Habargidir iyo sacab tunka Dhusamareeb By Dahir Alasow

Click here to watch

Daawo Dahir Alasow oo Duqbilow ku qasbay inuu Axmed Madoobe taageero iyo duqbilow oo si fudud ugu biiray taageerayaasha Madaxweyne ?

Hits: 3058 | Monday August 26, 2019 - 03:49:01
Daawo Dahir Alasow oo Duqbilow ku qasbay inuu Axmed Madoobe taageero iyo duqbilow oo si fudud ugu biiray taageerayaasha Madaxweyne ?

Click here to watch

DAAWO Qubanaha Dahir Alasow iyo warar xasaasiya Jubaland Galmudug iyo Xamar

Hits: 3562 | Saturday August 24, 2019 - 06:01:09
Qubanaha Dahir Alasow iyo warar xasaasiya Jubaland Galmudug iyo Xamar

Click here to watch

DAAWO Kheyre oo magacaabista duqa Muqdisho ka maqlay Warbaahinta

Hits: 1453 | Saturday August 24, 2019 - 05:28:27
Kheyre oo magacaabista duqa Muqdisho ka maqlay Warbaahinta

Click here to watch

DAAWO Cabdicasiis Xildhiban iyo Dahir Alasow oo Farmaajo sharafta ka qaaday kismaayo

Hits: 3897 | Saturday August 24, 2019 - 05:19:56
Cabdicasiis Xildhiban iyo Dahir Alasow oo Farmaajo sharafta ka qaaday kismaayo

Click here to watch

DAAWO Dahir Alasow oo ka carooday in heestiisii Eglan Salah u saartay Farmaajo

Hits: 5295 | Thursday August 15, 2019 - 01:48:57
Dahir Alasow oo ka careeysan in heestiisii Eglan Salah u saartay Farmaajo

Click here to watch