Hits: 19252 |
Wednesday November 15, 2017 - 05:44:03
Xisbigga Waddani wuxuu gobolka Awdal ka helay 44200.
Xisbigga Kulmiye wuxuu Gobolka Awdal ka helay 31700
Halkaas waxaa Kulmiye la dheer yahay 12500 Cod.
13- Sanduuq oo Kulmiye ku doodayo laakiin la rumeeysan yahay iney Waddani leeyihiin ayaa jira kuwaas oo aan tiradaan ku jirin laakiin gobolka Awdal laga codeeyay.
Gobolka Maroodi jeex Wuxuu Xisbigga Kulmiye ka helay 102000 , Boqol iyo laba kun.
Gobolka Maroodi jeex wuxuu Xisbigga Waddani ka helay 067000 , Lixdan iyo todobo kun
Xisbigga Kulmiye ayaa Maroodi jeex wuxuu dheer yahay 35.000 ,shan iyo soddon kun oo cod.
35000 oo Kulmiye ka helay Maroodi jeex haddii laga jaro 12500 oo Waddani ka helay Awdal waxeey Kulmiye heeystaan 22500 Cod, Laba iyo labaatan kun iyo shan boqol oo cod.
Gobolka Saaxil wuxuu Kulmiye ku hogaaminayaa codad dhan 7000, todobo kun , haddii lagu daro xisaabtii uu horey u heeystay oo aheyd 22500+7000= 29500 Cod ,Labaatan iyo sagala kun iyo shan boqol Cod.
Gobolka Togdheer wuxuu Waddani ku hogaaminayaa codadka 17000, todobo iyo toban kun , waxaa laga jarayaa 29500 oo Xisbigga Kulmiye heeystay,waxeey noqoneysaa xisaabta u har Kulmiye 12500, toban iyo laba kun iyo shan boqol.
Gobolka Sanaag ,wuxuu Xisbigga Waddani ku hogaaminayaa 19000, toban iyo sagaal kun sidaas darteed waxaanu ka jareeynaa 12500, Toban,laba kun iyo shan boqol oo Xisbiga Kulmiye heeystay. waxaa xisbigga Waddani u soo hartay 6500 Cod, Lix kun iyo shan oo cod.
Gobolka Sool wuxuu Xisbigga Waddani ku hogaaminayaa 6000 , Lix kun oo cod, sidaas isku darka guud waxeey ka dhigan tahay inuu Xisbigga Waddani ka horeeya Kulmiye 12500 Cod, Toban, Laba kun iyo shan boqol oo cod.
Waxaa la sugayaa 13 Sanduuq ee Awdal berri lagu celinaa tirintooda.
Xisbigga Kulmiye waxeey codadka ka heleen Habar Cafaan,Maxaa casse iyo Ciise laakiin waxaa codadkoodii oo dhan ka sara maray Codadka Beesha Makaahiil.
Click here to watch