Hits: 2480 |
Friday July 02, 2021 - 06:08:45
1- Farmaajo oo ceeb iyo cambaareeyn kala kulmay xuska maalmaha xoriyadda.
2- Ra'isulwasaare Rooble oo loo aqoonsaday halyeeyga qarniga .
3- Culumadda iyo Waxgaradka Soomaaliyeed maxey uga aamusan yihiin dhalinyaradda kumanaanka kun ee waalidkood u ooynayaan in loo sheego ubadkooda nolol iyo geeri.
4- Lacagahii ololaha Musharaxiinta Senate-ka iyo gollaha shacabka oo furmay, waxaa la joogaa maalmahii isnaca iyo dacaayadda.
5-Somaliland oo xayiraadda ka qaaday diyaaradda Fly Dubai.
6- Samaroon-kii Borame oo Xabsiyada loogu gurayo jaceylka Calanka Somalia iyo Dhulbahantaha Laascaano oo si Laandheerinimo ka muuqata ugu faanaya xirashadda Calanka Baluuga.
7- Hay'adaha xaquuqul insaanka Caalamka oo dacwad weyn ka qoraya dhalinyaradii lagu toogtay Puntland oo badankood ahaayeen kuwa aan Al-Shabaab ku lug laheyn.
8- Gudoomiyaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Adan oo loogu yeero Saleebaan Gaal ayaa warqadii iscasilaada xilkiisa gudbiyay.
9- Raisulwasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed oo ku fashilmay weerarkii Tigray isagoo markii ugu horeeysay qiray iney ku jabeen dagaalka oo faasas looga saaray Mekelle.
10- Xoghayaha Qaramadda Midoobay ayaa Dowladda Mareykanka ugu baaqay iney degdeg xayiraadda uga qaadaan Dalka IIraan si wada hadalada dib loogu furo.
11- Qoor Qoor oo ku fashilmay Galmudug ayaa safar ku tegay Galkacyo isagoo ay la socdaan Cabdi Qeybdiid iyo Ubax Tahliil laakiin maxey ka dhigan tahay ?
12 - Musharax Senator Maxamuud Kudin Xiimaa oo baabuurtii ugu badneed qorya saaranaya isagoo diyaarsaday boqolaal dableey ah kadib markii Qoor Qoor laga soo xigtay inuu kursiga Senator-ka beesha Sacad u xoogi doono Cabdi Qeybdiid.
Click here to watch