Hits: 4980 |
Saturday February 10, 2018 - 21:58:21
Suleekhadaan quruxdeeda Eegga
Soomaali weeyee dhab u eegga
Dumar lamma simayee bal eegga.
Eegga eegga,inantaasi bal eegga
Sankiyo indhaheeda eegga
Marka ay soconeysa eegga
———————
Sii jeed, soo jeed,
Siduu eebbaheey u sameeyay Eegga.
Eegga eegga, intaas bal eegga
Eegga eegga,Saamiyaa quruxdeeda Eegga
Eegga Eegga, anigeey i saaqdee bal eegga
Eegga eegga inantaasi bal eegga
Click here to watch