Hits: 9938 |
Sunday May 20, 2018 - 07:10:55
Qodobadda aan wejiga 1-aad si Live ah isu dul taagi doono waxaa ka mida kuwaan ?
- Ka eryidiisii guddigga Sports-ka.
- Ka eryidiisii Universal Tv.
- Caaydiisii Bashiir Mursal Ciise Bootan iyo Yusuf Mohamed Yusuf.
- Isku dirkiisii Wariyeyaasha Universal Tv.
- Muxuu ka shaqeeyn jiray ? Music center.
- Booqashadiisii Breda ee caayda Abukar Mahdi, Axmadey Abubakar , Bashiir Mursal Botan iyo Yusuf Mohamed Yusuf.
- Waxaa la socday Wariye daacad iyo Cabduqadir Biriq oo oday Sports ah.
- Dimbiga ,tuuganimadda Solagroups.com oo uu gelsho softwares ay leeyihiin shirkadda waaweyn kadibna uu sharaxo sida loo karaag gareeyo si sharci daro ah loo xado, isagoo dadka iska diiwaangeliya meeshiisa bil walba ka qaada lacag dhan 10 Dollar.
- Hadda ma shaqeeyaa ? maya ? xaaskiisa ayaa tagsiile ah oo iyadaa shaqeeysa.
- Somalinimadda heerkee ka joogaa ? taas waxaa cadeeyn kuugu filan inuu gabadh ajnabiya guursaday.
- Qabiilkee u dhashay , sanad walba qolo ayuu sheegtaa laakiin walaashiis halkaan Breda deganeed waxeey sheegtay iney yihiin qabiil la yiraa SHAN GEEDDI. isagu sanadkii u dambeeyay wuxuu sheegtay inuu yahay Ogaadeen.
-Ma yahay Wariye ? waa jecel yahay inuu Wariye noqdo laakiin maaha, taas cadeeynteeyda ka daawada wareeysigii uu ila yeeshay ?
- Ma Yahay Wadani ? maya , maaha taas cadeeynteeda ka eegga wareeysigii uu ila yeeshay ,wuxuu uga jawaabay qadiyadda dhiibistii Qalbidhagax.
- Ma yahay nin run sheega ama diinta Islaamka heeysta ? maya labaduba maaha, waxaad dib u dhageeysataan wareeysigii uu ila yeeshay inuu ku yiri "Siyad Barre waa ku saxsanaa sharcigii sinaanta ragga iyo dumarka, inuu ku beeniyay in culumo ka hor timid siyaad barre toogtay.
-Ma leeyahay aqoonta uu sheegto ee inuu yaqaan IT ? jawaabtu waa maya, haddii uu aqoontaas leeyahay kamma uu shaqeeyeen , dukaan lagu iibsho Muusiga , wuxuu ku shaqeeysan lahaay xirfadle IT.
- Sidee lagu ogaaday inuusan aqoon IT laheyn balse yaqaan waxa loo yaqaan Networking kaliya ? wuxuu shaqo u doontay Cabdi iley jigjiga kadibna wuxuu sheeganaayey oo dhan booto ayey ku dhamaadeen.
-Universal Tv muxuu u qaban jiray, Computero ayuu iskuugu xir xiray ,kadibna wuxuu magac shaqo ku bedelasho ku codsaday inuu barnaamij sports soo saare ka noqdo laakiin xirfad xumo darteed ayuu wedi waayey barnaamijkii ,waana sababta looga eryay Tv-ga.
- Daruufta dhaqaale xumadda maxeey ku qasabtay ? inuu Abukar Mahdi ,ninkii uu shalay lahaay hala caayo uga shaqeeyo Youtube Channel-kiisa oo dadka muuqaaladda ka qaato ka dacweeyo , isagoo shaqadaas ku qabanaa lacag dhan 200 Pound in bishii la siiyo.
-Youtube-ka Abukar mahdi muxuu ka dhex sameeyay ? wuxuu dacweeyay Youtube-yo ay leeyihiin dhalinyaro Soomaaliyeed kadibna wuxuu weeydiistay lacag baadda, in qofkii rabba in strike laga qaado bixiyo laba boqol pound.
- Kadib maxaa dhacay ? dhalinyaradii laftooda waxeey dacweeyeen Channel-kii Abukar Mahdi, taas oo fashilkii iyo ceebtii ugu xumeeyd ka raacday kadib markii sheekadda Abukar Mahdi ogaaday.
- Farmaajo iyo Kheyrlawe sidee ugu tegay ? Cali Yare Wardheere ayaa bartii Facebook laga xiray kadibna isagga ayaa loo xilsaaray raadraaca akoonkii Cali Jeeb ku jire, kadibna halkii ayuu ka biloowday xiriirkooda.
- Cali Jeeb ku jire wuxuu u sheegay Farmaajo inuu yahay nin qatara oo Dahir Alasow ka xiri kara Facebook iyo Youtube, iyo Website, waxaa bishii loo qoray 1500$ , xafiiska Ra'isulwasaaraha isagana 1000$ laakiin ugu dambeeyn markii la xaqiiqsaday inuusan aqoon laheyn lacagtii Xafiiska Ra'isulwasaaraha waa laga joojiyay, tii Xafiiska Farmaajo waxaa laga dhigay 500$ , xil uu rajo ka qabayna sidii ayuu u Naawilayaa weli.
- Waa ila soo hadlay ,wuxuu igu dhahay lacag baa bil walba ku siinayaa Madaxweynaha, lacag fiicana waan kaaga qaadayaa ee aan idin heshiisiiyo, waxaan ugu jawaabay " Lacagtaan shaqeeystaa iga badan laaluush ma qaato"
- Ma yahay shaqsi dabeecad leh ? Ceebta ugu weyn waxeey soo shaac baxday markii uu caayey gabadh uu qabi jiray Abukar Cawale oo Finlandes aheyd laakiin markii la soo hadal qaaday tan uu qabo ee sida uu Abukar sheegay Polandes oohin ka wareegay.
-Qofka eray dhaliila u qoro umma adkeeysto , wuxuu hore ka saaraa Block.
- Wuxuu bixiyaa Wareeysiyo , isagoo u hadlaya sida Afhayeenka Farmaajo, intaasina waxeey ka tahay hunguri raadis, bal wax halagu siiyo.
- Wuxuu afka la galay oo caayey Wariye Jamal Osman kadib markii uu ka diiday inuu laaluush ka qaato, wuxuu soo qoray Somali Soor waa ka baxnay ,isagoo soo qaatay sawirka Xanaan shidane laakiin Xanaan shidane waxeey soo qortay qofna afkeeyga kuma hadli karo,waan ka tirsanahay Somali Soor.
La soco Live galabta inshaa allaah.
By Dahir Alasow
Click here to watch