Dahir Alasow oo Habargidir u diray talo iyo fariin xasaasiya - 1991- 1994- 2000-2005

0
Monday March 04, 2019 - 01:02:18 in Warar by Super Admin
  • Visits: 8493
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 7 0
  • Share via Social Media

    Dahir Alasow oo Habargidir u diray talo iyo fariin xasaasiya - 1991- 1994- 2000-2005

    ALASOW.NL - Habargidireey is xisaabi oo talo xumo dhaafa!! dhalinyarooy magaciina dhawrta oo ka dhiidhiya dhagarta daneeystayaasha.? SI FIICAN U AKHRI QORMADAAN.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ALASOW.NL - Habargidireey is xisaabi oo talo xumo dhaafa!! dhalinyarooy magaciina dhawrta oo ka dhiidhiya dhagarta daneeystayaasha.? SI FIICAN U AKHRI QORMADAAN.

1- Madaxweynaha Galmudug waa Habargidir , cidna kursiga naguma heeysato. Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

2- Ra'isulwasaaraha Galmudug waa Habargidir cidna kursiga kuma heeysato , Sheekh Shaakir.

3- Caasimadda Galmudug waa Magaalo Habargidir oo cidna naguma heeysato , Caasimadda Dhuusamareeb.

4-Dekadda Galmudug waa dekadda Hobyo cidna naguma heeysato.

5-Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee baarlamaanka Galmudug waa Habargidir cidna kursiga kuma heeysato.

6- Caasimaddii Ganacsiga Galmudug waa Magaalo Habargidir ,Cadaado cidna naguma heeysato.

7- Inaan hadda tartano, tartankuna ka dhaco Magaalo Habargidir cidna naguma heeysato.

Intaas annagoo heeysano haddii aan garan weeyno inaan midnimadeena adkeeno, beelaha kale ee Galmudug ka xishoono , AFKIIBAA JUUQDA GABAY.

A- Waxaan ku talinayaa Habargidireey, taladii naga xumaatay 1991 yeey naga xumaan 2019. [CALI GARLEH,

B- Waxaan ku talinayaa Habargidireey taladii naga xumaatay 1994 yeey naga xumaan 2019. [Cakaaro iyo Salbalaar]

C- Waxaan ku talinayaa Habargidireey ,taladii naga xumaatay 2000, yaaney naga xumaan 2019 [ Dowladdii Cabdiqasim ee aan annaga diidnay]

D- Waxaan ku talinayaa Habargidireey taladii naga xumaatay 2005 , yeey naga xumaan 2019 [Maxaakiim Islaamiya , Xasan Dahir ,Adan Ceyrow iyo maalqabeenadii Habargidir oo lacagtoodii iyo hubkoodii dib loogu dilay. ] AL-SHABAAB ,DAACISH.

GALMUDUG AAN DHISANO , CEEBTANA AAN DHAAFNO.

U fikir Mustaqbalka ubadkaada iyo Aayaha guud ee degaanka.

By Dahir Alasow




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip