Taariikh dhacday+ Farmaajo Vs Taabit :- Raggii shalay Gabeyre ka soo horjeeday iyo kuwa maanta Taabit dhabar jibiyay maxaad ka taqaan magacyadooda iyo qabiiladeey u dhasheen
Farmaajo Vs. Taabit
Mohamed Siyaad Vs. Salad Gabayre
Mahamed Ali Samatar vs. Fahad
Qoorsheel VS. Jamaal
Ahmed Sulieman VS. Abdirizak Shoole
Cali Mataan Xaashi vs. Cabdi Shakuur Cali Mire
Mohamed Sheikh Osman VS. Hassan Khayrlawe
Hussein Kulmiye vs. Abdirahman Yariisow
Ali Geedi VS. Abdullahi Geedi
Ali Ugas VS. Mohamud Ugas
Suulaleey VS. Gacma Dule
Osman Ahmed Roble vs. Ali Mohamed Geedi
Nimanka kor ku xusan dhamaantood waxay Ka soo horjeedeen Gabayre,
Kuwa hadana dhamaantood waxay Ka soo horjeedaan Taabit.
Salaad Gabayre wuxuu ahaa nin kaligiis duulaya
Taabit waa nin kaligiis duulaya.
Geesinamadii Salaad Gabayre dad farabadan ayay salfatay,
Taageerada Taabit rag farabadan ayay salfan doontaa.
Gabayre waxaa shirqoolay Cali Samatar iyo Maxamed Sheekh Cusman
Taabit Waxaa Shirqoolay Fahad iyo khayrlawe
Gabayre waxaa sodog u ahaa Madaxweynihii hore
Taabit waxaa sodog u ah Madaxweynihii hore.
Gabayre wuxuu Ka cararaayay niman Hawiye/Abgaal ah.
Taabit wuxuu Ka cararaayay niman Hawiye /Abgaal ah.
Gabayre wuxuu aaminsanaa in uu Mohamed Siyaad Ka qaadan karo,
Taabit wuxuu aamin sanaa in uu Farmajo Ka qaadan karo.
Maxamed Siyaad Barre sharciga ayuu Ka talaabsaday,
Hadana Farmaajo wuxuu rabaa in uu sharciga ka talaabsado...
Halkeey markeey joogto HABIQLEYSO.
By Dahir Alasow
Taariikh dhacday+ Farmaajo Vs Taabit :- Raggii shalay Gabeyre ka soo horjeeday iyo kuwa maanta Taabit dhabar jibiyay maxaad ka taqaan magacyadooda iyo qabiiladeey u dhasheen
Alasow.nl - Sida muuqata wuxuu Taabit wajahayaa halkii shalay la mariyay Adeerkiis Salaad Gabeyre ,waxaana godka ku ridaya kuwii shalay Gabeyre godka dheer ku riday ,haddaba warbixintaan kooban ayaan ka qoray ee si degan u akhriya.