Warar

Daawo Live tartanka doorashadda Madaxweynaha Puntland

0 Visits: 3388 | Tuesday January 08, 2019 - 07:42:22
Halkaan toos uga daawo tartanka doorashadda Madaxweynenimadda Puntland ?

Read More »

Kalsooni daradda Gabadh qurux badan oo Somalia - By Dahir Alasow

0 Visits: 8371 | Sunday April 22, 2018 - 12:38:01
ALASOW.NL - Lix jeer ayey dhar bedelatay -seddex jeerna waxeey joojisay muuqaal laga duubay ?

Read More »

Taariikh dhacday+ Farmaajo Vs Taabit :- Raggii shalay Gabeyre ka soo horjeeday iyo kuwa maanta Taabit dhabar jibiyay maxaad ka taqaan magacyadooda iyo qabiiladeey u dhasheen

1 Visits: 9429 | Friday January 26, 2018 - 10:20:12
Alasow.nl - Sida muuqata wuxuu Taabit wajahayaa halkii shalay la mariyay Adeerkiis Salaad Gabeyre ,waxaana godka ku ridaya kuwii shalay Gabeyre godka dheer ku riday ,haddaba warbixintaan kooban ayaan ka qoray ee si degan u akhriya.

Read More »

Magaca Muse ama Nabbi Muse CS wuxuu illaaheey quraankiisa ku xusay 136 Jeer.

0 Visits: 5159 | Saturday December 16, 2017 - 22:27:16
Alasow.nl- Kaligii Taliyahii ugu awood badnaay dunida ee ugu xumaay Fircoon ayaa ku riyooday NAAR DAB ka imanaysa dhulka Falastiin oo gubeeysa wax walba. dabkaas wuxuu gubay Masar guud ahaan hantidii reer Fircoon laakiin waxba ma yeelin guryahii iyo hantidii reer Binu Israa'iil.

Read More »

Qormo Dahir Alasow "Gabadhii Quruxda badneed iyo gurigii Quraanka"

0 Visits: 4981 | Friday December 08, 2017 - 09:28:17
Alasow.nl - Waa Aabbe qaba Marwo wanaagsan oo Caruur u dhashay. wuxuu gurigiisa ka baxaa inta badan iyadoo Quranka Kariimka ka shidan yahay , wuxuuna soo laabtaa isla Quran-kii oo shidan, ama Xaaskiisii oo Salaad u taagan ama iyadoo Caruurta ku mashquulsan .

Read More »

Daawo Madaxweynaha Galmudug iyo Hogaamiyaha Ahlusunah oo Jibouti ku ballansan 25-ka bisha

0 Visits: 0 | Wednesday November 15, 2017 - 06:05:03
Daawo Madaxweynaha Galmudug iyo Hogaamiyaha Ahlusunah oo Jibouti ku ballansan 25-ka bisha

Read More »

Daawo Xisbiga guusha hantay Natiijadda doorahadda Somaliland

0 Visits: 0 | Wednesday November 15, 2017 - 06:05:03
Xisbigga Waddani wuxuu gobolka Awdal ka helay 44200. Xisbigga Kulmiye wuxuu Gobolka Awdal ka helay 31700 Halkaas waxaa Kulmiye la dheer yahay 12500 Cod. 13- Sanduuq oo Kulmiye ku doodayo laakiin la rumeeysan yahay iney Waddani leeyihiin ayaa jira kuwaas oo aan tiradaan ku jirin laakiin gobolka Awdal…

Read More »

Dhageyso Hees hadaan Jawi Caashaq galay -Fanaanadda Yurub Geenyo

0 Visits: 0 | Wednesday November 15, 2017 - 00:35:58
Hees hadaan Jawi Caashaq galay -Fanaanadda Yurub Geenyo

Read More »

Daawo hees I miss Yurub Geenyo Ft Mohamed Tobanle

0 Visits: 0 | Saturday October 28, 2017 - 04:16:06
Yurub Geenyo ----- ------- Magaalo Madaxdeena Muqdishoo Waa Muraayadaan Ka dhexmuuqanee ————————— Tobanle——— ? Maashaa allee Ma majiirataa Milicsigaa quruxdeeda ----------------- Yurub Geenyo——— ? Haa,haa ,haa , My City Muqdisho My Motherland I Miss to her, Macaanoow waan…

Read More »

Journalist Alasow "Somalische Minister houdt Amsterdamse rechter vals bewijs Voor"

0 Visits: 37562 | Saturday October 28, 2017 - 03:54:31
Journalist Alasow: "Tijdens het bewind van deze Minister van Informatie, verantwoordelijk voor het mediabeleid van de federale regering, heeft Somalië zich genesteld in de top-5 van landen waar de meeste journalisten worden vermoord. Er is geen persvrijheid in Somalië. De nieuwe mediawet die de…

Read More »

JOURNALIST ALASOW: "SOMALIAN MINISTER GIVES FALSE EVIDENCE TO AMSTERDAM COURT"

0 Visits: 36228 | Saturday October 28, 2017 - 03:46:00
According to Alasow this evidence is false: it is comprised of fabricated screen shots. Dozens of fake profiles of the journalist can be found on Facebook. Somalian rulers use them to harm his reputation. "The Chinese party openly claims that dissidents are prosecuted for tax fraud. My client claims…

Read More »

Sirculus:Argagixisadda 52 Milyan dollar ayey ka helaan Muqdisho sanad walba ?

3 Visits: 26516 | Thursday October 19, 2017 - 02:32:49
Alasow.nl - Argagixisadda Al-Shabaab ayaa la ogaaday iney Caasimadda Muqdisho oo kaliya sanad walba ka helaan lacag dhan 52 Milyan oo dollar taas oo ay Shirkadaha ganacsigga iyo shacabka Muqdisho uga qaadaan Canshuur aruurin ay ugu magacdareen ZAKAAWAAT.

Read More »