Videos

Daawo Sirculus Sharuudaha lagu xiray Farmaajo iyo sababaha Safarkiisa Emirate-ka

Hits: 17845 | Monday November 20, 2017 - 12:40:06
Sharuudaha lagu xiray Farmaajo waxaa ka mida inuu xilalka si wadajira uga qaado Ra;isulwasaarahiisa iyo Agaasimaha Madaxtooyadda,sidoo kale waxeey Emirate-ka doonayaan inuu ku wareejiyo dekadda iyo Airport-ka Muqdisho, uuna xiro xeradda weyn ee Turkey.

Click here to watch

Daawo Falanqeynta Dahir Alasow -Caaydii Umal -jawaabtii Wasiirad Maryan iyo Qoyskii Qalbi dhagax oo Xamar ka cararay - Xeryaha qaxootiga Kenya

Hits: 22093 | Saturday November 18, 2017 - 08:15:04
Falanqeynta Dahir Alasow, Caaydii Sheekh Ummul, Qoyskii Qalbi dhagax oo Xamar ka cararay, ilmadda Marwadiisa,iyo faragelinta Jibouti ku heeyso Somaliland.

Click here to watch

Daawo Dahir Alasow oo sharaxay sababta Wasiiradda Gargaarka isu casishay

Hits: 5593 | Thursday November 16, 2017 - 07:46:33
Daawo Dahir Alasow oo faahfaahin ka bixiyay sababta ay isu casishay Wasiiraddii Gargaarka iyo Masiibooyinka Dowladda Farmaajo.

Click here to watch

Daawo Madaxweynaha Galmudug iyo Hogaamiyaha Ahlusunah oo Jibouti ku ballansan 25-ka bisha

Hits: 12643 | Wednesday November 15, 2017 - 05:50:44
Khilaafkii Galmudug iyo Ahlusunah - heshiis Jibouti 25-ka November

Click here to watch

Daawo Xisbiga guusha hantay Natiijadda doorahadda Somaliland

Hits: 19038 | Wednesday November 15, 2017 - 05:44:03
Xisbigga Waddani wuxuu gobolka Awdal ka helay 44200. Xisbigga Kulmiye wuxuu Gobolka Awdal ka helay 31700 Halkaas waxaa Kulmiye la dheer yahay 12500 Cod. 13- Sanduuq oo Kulmiye ku doodayo laakiin la rumeeysan yahay iney Waddani leeyihiin ayaa jira kuwaas oo aan tiradaan ku jirin laakiin gobolka Awdal laga codeeyay. Gobolka Maroodi jeex Wuxuu Xisbigga Kulmiye ka helay 102000 , Boqol iyo laba kun. Gobolka Maroodi jeex wuxuu Xisbigga Waddani ka helay 067000 , Lixdan iyo todobo kun Xisbigga Kulmiye ayaa Maroodi jeex wuxuu dheer yahay 35.000 ,shan iyo soddon kun oo cod. 35000 oo Kulmiye ka helay Maroodi jeex haddii laga jaro 12500 oo Waddani ka helay Awdal waxeey Kulmiye heeystaan 22500 Cod, Laba iyo labaatan kun iyo shan boqol oo cod. Gobolka Saaxil wuxuu Kulmiye ku hogaaminayaa codad dhan 7000, todobo kun , haddii lagu daro xisaabtii uu horey u heeystay oo aheyd 22500+7000= 29500 Cod ,Labaatan iyo sagala kun iyo shan boqol Cod. Gobolka Togdheer wuxuu Waddani ku hogaaminayaa codadka 17000, todobo iyo toban kun , waxaa laga jarayaa 29500 oo Xisbigga Kulmiye heeystay,waxeey noqoneysaa xisaabta u har Kulmiye 12500, toban iyo laba kun iyo shan boqol. Gobolka Sanaag ,wuxuu Xisbigga Waddani ku hogaaminayaa 19000, toban iyo sagaal kun sidaas darteed waxaanu ka jareeynaa 12500, Toban,laba kun iyo shan boqol oo Xisbiga Kulmiye heeystay. waxaa xisbigga Waddani u soo hartay 6500 Cod, Lix kun iyo shan oo cod. Gobolka Sool wuxuu Xisbigga Waddani ku hogaaminayaa 6000 , Lix kun oo cod, sidaas isku darka guud waxeey ka dhigan tahay inuu Xisbigga Waddani ka horeeya Kulmiye 12500 Cod, Toban, Laba kun iyo shan boqol oo cod. Waxaa la sugayaa 13 Sanduuq ee Awdal berri lagu celinaa tirintooda. Xisbigga Kulmiye waxeey codadka ka heleen Habar Cafaan,Maxaa casse iyo Ciise laakiin waxaa codadkoodii oo dhan ka sara maray Codadka Beesha Makaahiil.

Click here to watch

Daawo hees Halyeey Qaran Fanaanadda Qaali Ladan

Hits: 9998 | Tuesday October 31, 2017 - 04:53:49
Dahir hoodo badanoow Hibo Eebbo siiyoow Waxaad tahay halyeey dhaba Dalka horumarkiisiyo Jecel hoowsha Qarankoo Saxaafadeena hodankaa U halgamo had iyo jeer Kana Ladin habeen qura —— Hal Abuur wax curiyiyo Heesaa fanaaniyo Adigaa had iyo jeer Hareertooda joogoo Jecel horumarkoodee Inaad hiil faneed tahay Hubaal waan ogsoonee Rabbi haddimo kaa dhoowr Dhaqsana moowdku kuma helo

Click here to watch

Daawo Xogtii Dahir Alasow 27 Jun 2017 oo xaqiiqa noqotay - Xasuuqa Habargidir lala beegsaday

Hits: 1649 | Wednesday October 18, 2017 - 20:24:09
Liiska Masuuliyiin Farmaajo iyo Kheyre amreen in hubka laga dhigo ama la dilo ? 1- Senator Muse Suudi Yalaxow - Abgaal Hawiye 2- Senator Cabdi Qeybdiid - Habargidir Hawiye 3- Gudoomiye ku xigeenka aqalka sare Senator Abshir Bukhaari - Habargidir Hawiye 4- Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa - Habargidir Hawiye 5- Xildhibaan Mahad Mohamed Salaad - Habargidir Hawiye 6- Xildhibaan Ahmed Macalin Fiqi - Habargidir Hawiye 7- Xildhibaan Dahir Amiin Jeesow - Gaaljecel Hawiye 8- Xildhibaan Yusuf Kabaale - Abgaal Hawiye 9- Xildhibaan Cabduqadir Carabow - Abgaal Hawiye 10- Xildhibaan Cabdullahi Mohamed Nur - Abgaal Hawiye 11- Xildhibaan Saabir Lugeey - Habargidir Hawiye. 12- Xildhibaan Abdullahi Goodax ,Xawaadle Hawiye. 13- Gudoomiyahii Degmadda Wadajir Axmed Daaci ,Abgaal Hawiye 14-Taliyahii hore NISA Cabdiraxman Tuuryare. Abgaal Hawiye. 15-Taliye Ururka guutadda 4-aad ee Melleterigga Saneey Cabdulle Gaab - Abgaal Hawiye 17- Ganacsade Cabdi Jiinow - Abgaal Hawiye 18- Ganacsade Abukar Cumar Cadaan , Abgaal Hawiye 19 - Taliye Yusuf Indhacadde - Habargidir , Hawiye 20- Cabdi Nuure Siyad - Habargidir Hawiye

Click here to watch

Daawo Cod sira : Qalbidhagax oo Xaaskiisa la hadlay maxeeyse Ethiopia dalbatay ?

Hits: 1564 | Wednesday October 18, 2017 - 20:24:06
Daawo Cod sira : Qalbidhagax oo Xaaskiisa la hadlay maxeeyse Ethiopia dalbatay ?

Click here to watch

Daawo Sirculus: Fahad Yaasiin oo Qatar u dhisay Xero Ciidan Muqdisho iyo Labadii boqol ugu horeeysay oo baasabooradii loo sameeyay

Hits: 1627 | Wednesday October 18, 2017 - 20:24:03
Daawo Sirculus: Fahad Yaasiin oo Qatar u dhisay Xero Ciidan Muqdisho iyo Labadii boqol ugu horeeysay oo baasabooradii loo sameeyay

Click here to watch

Daawo Live Dahir Alasow iyo xiisadda xilka qaadista Farmaajo oo ay saxiixeen 183 Xildhibaan

Hits: 1809 | Wednesday October 18, 2017 - 04:21:23
Daawo Live Dahir Alasow iyo xiisadda xilka qaadista Farmaajo oo ay saxiixeen 183 Xildhibaan

Click here to watch

Daawo hees I miss Yurub Geenyo Ft Mohamed Tobanle

Hits: 6275 | Wednesday October 18, 2017 - 04:18:41
Yurub Geenyo ----- ------- Magaalo Madaxdeena Muqdishoo Waa Muraayadaan Ka dhexmuuqanee ————————— Tobanle——— ? Maashaa allee Ma majiirataa Milicsigaa quruxdeeda ----------------- Yurub Geenyo——— ? Haa,haa ,haa , My City Muqdisho My Motherland I Miss to her, Macaanoow waan u xiisay ------ Mohamed Tobanle—— ? Macaanidaa Cimiladeeda Hawadeeda meel dhexaadka Maanyadeeda Sugunto liido Ku maansheeysigeeda

Click here to watch

Daawo calaacalka Farmaajo iyo Jawaabta Dahir Alasow

Hits: 1770 | Wednesday October 18, 2017 - 01:22:49
Madaxweyne Farmaajo oo kibir qooq dartiis rajadii shacabka god dheer ku riday ayaa ugu dambeeyn garwaaqsaday iney maalmahiisii xukunka Villa Somalia dhamaadeen.

Click here to watch