Videos

Daawo qubanaha Dahir Alasow - Yariisow oo Muse Suudi ugu hanjabay Maxkamad - Waa Kuma Goodax Barre iyo Ciidanka Ethiopia oo badda Somalia lagu wareejiyay ?

Hits: 10186 | Monday April 08, 2019 - 20:33:12
Live Qubanaha Dahir Alasow ? - Sheekadii Jeneral Google Zakiya oo Somalida qabsatay iyo gabadhii laga yaabo iney iscasisho. 0- Wasiir Abdullahi Goodax barre waa kumma ? maxaadse ka og tahay lugtii kuu lahaay dagaalkii lagu gumaaday Ogaadeenkii Hiiraan - Dagaalkii Bambalaayo dartiis inuu Canada uga tegay ? markii la weeydiiyay maxaad Caruurta iyo Haweenka Ogaadeen ugu shubteen Webiga muxuu ku jawaabay ? mase noqon karaa Wasiirka Waxbarashadda Somalia ? Muxuu barayaa Caruurta Soomaaliyeed ? mise waa HABIQLEYSO xaajadu? JAABOOLE BUULOBURDE, JALALAQSI, BACAAD IYO BAMBALAAYO OO WELI AY TUBAN YIHIIN LAFAHA OGAADEENKII AY LAAYEEN FAARAX GUBADLEEY IYO GOODAX BARRE ? 1- IGAD oo ansixiyay in Ciidamadda EThiopia iyo Kenya la wareegaan ilaalinta badda Somalia iyo Farmaajo oo saxiixay. 2- Canshuurta Muqdisho waa Canshuur Qaran, Ciidanka Muqdisho waa Ciidan qabiil, qofkii ka dhiidhiya qaladkaasna waa Qaran dumis, hadaad tiraahdo Garowe iyo Hargeysa Canshuur aan laga qaadin sidee ku dhiibana waxaad tahay qabiiliiste. 3- Ambalaaskii Gurmadka gaargaarka dega dega aheyd ee AAMIN oo loo diiday iney dhaawacyadda qaado haddii qarax ka dhaco Muqdisho meel ka mida taas oo ka dhigan DHIIG BAX HA U DHINTAANE HA QAADIN. 4- BAJAAJLAYAAL GADOODSAN OO XIRAY WADADA GASHA AIRPORT-KA IYO BANAANBAXAYAAL XOOGAN OO SIDOO KALE XIRAY WADADA GASHA DEKADDA MUQDISHO. 5- inta badan degmooyinka Muqdisho oo ka baxay gacanta Dowladda Farmaajo iyo shacabkii Muqdisho oo markii ay nafta qabatay cabsidii meel iska dhigay . 6- NISA oo noqotay Hay'adda Sirdoonka Al-Shabaab. 7- Farmaajo oo sheegay in Taliyahii hore ee NABADSUGIDA IYO SIRDOONKA Xuseen Calool kuus u qaabilsan yahay dhinaca sixirka ama falka ,uuna yahay ninkii keenay ARBACADDA. Xuseen Calool kuus waa kumma ? ma ogtahay inuu yahay wiil adeeryaashiis goobroonayaasha Afgooye yihiin ? Haddii uu sixir yaqaan muxuu doorashaddii Baydhabo cod uga heli waayey muxuu uga jawaabay ? 8- Ku simaha Taliyaha NABADSUGIDA IYO SIRDOONKA FAHAD YASIIN XAAJI DAHIR OO LAGA REEBAY WAFDIGII KHEYRE KADIB MARKII LOO DIIDAY VISAHII DAL KU GALKA MAREYKANKA , SABABTU MAXEY TAHAY ? 9- Gabadh wiil ay guursan laheyd ku xirtay inuu meherkeeda ka dhigo xubintiisa taranka , maxaase dhacay ? 10- Farmaajo oo qolkiisa ku xiran kadib markii loo sheegay iney socdaan shirqoolo la doonaayo in lagu dilo. 11- Mustafe Cagjar oo noqday nin ka arxan daran Cabdi iley, waxqabadna haba sheegin ? Mujaahid Sheekh Ibrahim Cabdalla oo Jigjiga dirqi uga baxay , Ahmed Nur iyo qoyskiisii oo si xun loo jirdilay xabsigana loo taxaabay, ONLF oo xaqiiqsatay inuu Cagjar yahay nin ka xun Cabdi iley oo dabeecad xumo loogu doowgalay, kuwii ka caban jiray Cabdi iley oo gaajo iyo xoriyad la'aan la iskuugu deray? http://Alasow.nl

Click here to watch

Daawo beentii Hubkii keydka Shabaab iyo Jeneral Google Zakiya "Dahir Alasow oo Reer Facebook ka qosliyay"

Hits: 9435 | Sunday April 07, 2019 - 19:42:15
Hubkii keydka Shabaab iyo Jeneral Google -Dahir Alasow oo Reer Facebook ka qosliyay

Click here to watch

Daawo ceebtii Muqdisho ka dhacday iyo qubanaha Dahir Alasow ee wararka ugu hadal heynta badan -Jibouti -Somaliland iyo Muqdisho

Hits: 6073 | Friday April 05, 2019 - 21:02:36
1- Baabuurkii xalay ku qarxay Isgool boliisiyo iyadoo wadada xiran tahay. 2- Gaadiidleeyda Muqdisho oo wadooyinka ku xanibay baabuurtoodii xamuulka kadib markii ay shaqeeysan waayeen oo meel walba dhagax lagu xiray. 3- Oradkii dhaqanka kacaankii Siyaad Barre ee Farmaajo lagu maaweelinaayey , muxuu ka dhigan yahay xilli Muqdisho ay foolaneyso kacdoon shacab ? cadaalad daradii ka dhacday maxaad ka og tahay ? 4- Fahad Yaasiin oo iska diiday inuu baarlamaanka hortago? 5- Farmaajo oo helay digniin ku saabsan dil loo qorsheeyay, taas oo sababtay inuu gurigiisa ka soo bixi waayo? 6- Garabyadda hubeeysan iyo ganacsatadda Muqdisho oo markii ugu horeeysay ku heshiiyay iney dagaal loo dhan yahay la galaan Dowladda Farmaajo . shirkii ka socday guriga Muse Sudi oo hadda soo dhamaaday. 7- Marwadda Madaxweynaha Jibouti oo dooneysa iney afduubato ganacsade Ina Geelle Carab iyo halista ku xeeran dagaal sokeeye oo Hargeysa ka qarxa?

Click here to watch

Daawo waa kumma Gudoomiyaha bankiga dhexe ninka loo magacaabay maxeyse isu yihiin Kheyre ?

Hits: 8985 | Thursday April 04, 2019 - 23:06:29
Daawo waa kumma Gudoomiyaha bankiga dhexe ninka loo magacaabay maxeyse isu yihiin Kheyre ?

Click here to watch

Daawo Muse Suudi oo diiday inuu Farmaajo iyo Kheyre la kulmay iyo Ciidankii uu helay

Hits: 13173 | Wednesday April 03, 2019 - 17:24:32
Daawo Muse Suudi oo diiday inuu Farmaajo iyo Kheyre la kulmay iyo Ciidankii uu helay

Click here to watch

Daawo Warbixintii Dahabshiil laga faafiyay oo suuqa qabsatay kadib muuqaaladii cadeeymaha watay

Hits: 4117 | Monday March 25, 2019 - 22:29:15
Daawo Warbixintii Dahabshiil laga faafiyay oo suuqa qabsatay kadib muuqaaladii cadeeymaha watay

Click here to watch

Daawo maxaa kala qabsaday Qaali Ladan ,Shaadiya Sharaf iyo Nadiiro Nayruus - Dahir Alasow

Hits: 3764 | Sunday March 17, 2019 - 20:27:58
Daawo maxaa kala qabsaday Qaali Ladan ,Shaadiya Sharaf iyo Nadiiro Nayruus - Dahir Alasow

Click here to watch

Daawo iscafiskii Dahir Alasow iyo Dayax dalnuurshe -qosol iyo kaftan

Hits: 4803 | Sunday March 17, 2019 - 20:18:05
Daawo iscafiskii Dahir Alasow iyo Dayax dalnuurshe -qosol iyo kaftan

Click here to watch

DAAWO Dahir Alasow "Wasiir Oomaar lacag laaluushi bixi ayaa lagu heystaa"

Hits: 3606 | Friday March 15, 2019 - 01:06:14
Dahir Alasow "Wasiir Oomaar lacag laaluushi bixi ayaa lagu heystaa"

Click here to watch

DAAWO Safarkii Dahir Alasow ku tegay Muqdisho

Hits: 5298 | Wednesday March 13, 2019 - 05:38:39
DAAWO Safarkii Dahir Alasow ku tegay Muqdisho

Click here to watch

Daawo Dahir Alasow iyo Fanaanka Suldaan Seeraar maxaa kala qabsaday?

Hits: 5725 | Wednesday March 13, 2019 - 05:16:03
Daawo Dahir Alasow iyo Fanaanka Suldaan Seeraar maxaa kala qabsaday?

Click here to watch

DAAWO LIVE Shaadiya Sharaf,Qaali Ladan,Nadiiro Nayruus Ft Dahir Alasow

Hits: 5816 | Wednesday March 13, 2019 - 04:58:44
HEESO QAACI LIVE Shaadiya Sharaf,Qaali Ladan,Nadiiro Nayruus Ft Dahir Alasow

Click here to watch

DAAWO Dahir Alasow iyo iidle Yare maxaa kala qabsaday Showgii Nairobi

Hits: 12238 | Thursday March 07, 2019 - 01:10:57
Dahir Alasow iyo iidle Yare maxaa kala qabsaday Showgii Nairobi

Click here to watch

Daawo Fartun Birimo Vs Dahir Alasow - baashaalkii London UK

Hits: 7515 | Thursday February 28, 2019 - 05:30:32
Daawo Fartun Birimo Vs Dahir Alasow - baashaalkii London UK

Click here to watch

[Daawo] hees ISHCALAA QURUXLEEY Dayax Dalnuurshe

Hits: 3522 | Monday February 25, 2019 - 01:55:49
Daawo hees ISHCALAA QURUXLEEY Dayax Dalnuurshe

Click here to watch

Daawo Dahir Alasow oo ka jawaabay faanka Duqa Muqdisho ee dacwadii uu ku guuleeystay Holland

Hits: 8866 | Friday February 22, 2019 - 20:49:34
Maxkamadda Racfaanka Amsterdam waxey riday xukun lagu tilmaami karo Poor Judgement - Xukun cadaaladda ka fog sida Waagii Dahabshiil xukunkii Maxkamadda Racfaanka Denbosch. Waxaan arkay Cabdiraxman Yariisow oo ku faanaya Dahir Alasow ayaan dacwadii uga guuleeystay ,taas waxey la mid tahay Faankii Cabdirashiid Dhiigshiil uu Tv-yadda la fadhiyay markii uu Maxkamaddii Racfaanka Denbosch iiga guuleeystay. Cabdiraxman Yariisow waxaan leeyahay hambalyo inaad dacwadii Maxkamadda Amsterdam iiga guuleeysatay laakiin ogoow Appeal ayaan ka qaatay Xukunka liita ee Maxkamadaas ka soo baxay . waxaan isla Aadeeynaa Supreme Court. dacwaduna waa socon doontaa ilaa Maxkamadda sare ee Midowga Yurub. Cabdirashiid Dhiigshiil markuu iiga guuleeystay Maxkamadda Racfaanka Denbosch wuxuu soo fariistay Tv-yadda isagoo faraxsan laakiin anniga maalintaan ka guuleeystay Tv ma fariisan, waxaan maqlaayey isagoo adkeeysan waayey oo oohin qol soo xirtay. Adigana maalintaada ayaan kula sugayaa, hadaad iiga adkaatid kuwa kalena waa ragganimo. MA JIRTO CID AFKA I QABAN KARTO, WAANA SII WEDI DOONAA INAAN SHACABKA LA WADAAGO DHAMAAN TACADIYADA AAD GEEYSATAY, GABDHAHA OOYNAAYO EE LEH WAXAA I UUREEYAY YARIISOW, WAA KU QASBANAHAY INAAN CODKOODA BAAHIYO. HADDII XITAA TOOGASHO LA IGU XUKUMO. Waa ku qasbanahay inaan fuliyo dhamaan xukunka liita ee Maxkamadda Amsterdam ka soo baxay laakiin taas micnaheedu maaha inaad afka i qabatay iyo iney wax ka bedeli karaan qadiyadeeyda inaan u dooda kuwa aan codka laheyn. By Dahir Alasow

Click here to watch

Daawo Hanna Abukar oo ka jawaabtay Waa kumma Dahir Alasow iyo sirteey kashiftay ?

Hits: 8555 | Tuesday February 12, 2019 - 08:52:41
Daawo Hanna Abukar oo ka jawaabtay Waa kumma Dahir Alasow iyo sirteey kashiftay ?

Click here to watch

DAAWO Dahir Alasow"Ma liibanayaasha lagu liibaano ma noqon karo"

Hits: 3354 | Tuesday February 12, 2019 - 08:46:53
Dahir Alasow"Ma liibanayaasha lagu liibaano ma noqon karo"

Click here to watch

Daawo Farmaajo marka uu hadal runa sheegaa iyo marka uu beenta tixaa sida lagu garto

Hits: 5477 | Sunday February 10, 2019 - 09:54:27
Daawo Farmaajo marka uu hadal runa sheegaa iyo marka uu beenta tixaa sida lagu garto

Click here to watch

Daawo Fanaan lacag lagu siiyay inuu foowdeeyo shirkii guddigga banaanbaxa oo Naagahii joogay si xun ugu garaaceen London

Hits: 12252 | Wednesday February 06, 2019 - 04:57:22
Daawo Fanaan lacag lagu siiyay inuu foowdeeyo shirkii guddigga banaanbaxa oo Naagahii joogay si xun ugu garaaceen London

Click here to watch