Videos

Dahir Alasow Live Kacdoonkii Guriceel iyo Dhuusamareb oo xoogeystay

Hits: 4364 | Friday February 14, 2020 - 09:00:35
Dahir Alasow Live Kacdoonkii Guriceel iyo Dhuusamareb oo xoogeystay

Click here to watch

DAAWO Cabdiqeybdiid oo Qandaraas ku qaatay inuu Madaxweyne Xaaf dagaal la galo

Hits: 6444 | Tuesday February 11, 2020 - 05:26:31
Cabdiqeybdiid oo Qandaraas ku qaatay inuu Madaxweyne Xaaf dagaal la galo

Click here to watch

Codad sira Maamulayasha Taaj Express iyo Hormuud Telecom -Hoteladii Baariyow

Hits: 1974 | Sunday February 02, 2020 - 02:55:12
Codad sira Maamulayasha Taaj Express iyo Hormuud Telecom -Hoteladii Baariyow

Click here to watch

Daawo Naag sheegtay inuu Farmaajo kufsaday oo baraha bulshadda qabsatay

Hits: 11472 | Sunday February 02, 2020 - 02:37:35
Daawo Naag sheegtay inuu Farmaajo kufsaday oo baraha bulshadda qabsatay

Click here to watch

DAAWO Gabadh uu Farmaajo ku kufsaday Muqdisho iyadoo 14 jir ah

Hits: 6481 | Friday January 31, 2020 - 22:50:23
DAAWO Gabadh uu Farmaajo ku kufsaday Muqdisho iyadoo 14 jir ah

Click here to watch

DAAWO Falanqeynta iyo Dooda xiisadda siyaasadda Somalia - Codad sira Maamulayaasha Hormuud Telecom iyo Taaj Express oo qirtay in Hoteladii Baariyoow uu dhacay Axmed Nur Cali Jimcale

Hits: 2091 | Friday January 31, 2020 - 22:25:49
DAAWO Falanqeynta iyo Dooda xiisadda siyaasadda Somalia - Codad sira Maamulayaasha Hormuud Telecom iyo Taaj Express oo qirtay in Hoteladii Baariyoow uu dhacay Axmed Nur Cali Jimcale

Click here to watch

DAAWO Xogta Wasiirkii baxsaday iyo Database-yadii CID Iyo Bankiga dhexe oo la gubay

Hits: 2598 | Friday January 31, 2020 - 02:24:01
1- Xogta Wasiirkii Amniga Jubbaland ee baxsadka lagu sheegay ? mala dilay mise waa nool yahay ? 2-Database-yadii C.I.D iyo Bankiga dhexe oo la gubay si raad tirasho loo sameeyo ? 3- Saadaq Joon oo diyaarad qaasa wata ayaa ka degay Dhuusamareeb si uu Isniinta u weeraro xarunta INJI ee Ahlusunah wal jameeca? 4- Farmaajo muxuu ka doonay Eretria? 5- Farmaajo oo dejiyay qorshe Ciidanka Habargidir iyo Abgaal loogu daad gureeynaa Gedo iyo Galgaduud si Muqdisho loo geeyo Ciidan ka socda Eretria ? 6- Farmaajo oo amray in la joojiyo barnaamijka Gungaar ee laga diyaarshay Fanaankii Al-Shabaabnimada lagu helay ee Abshir Gaarane oo beesha Mareexaan u dhashay ? Lama baari karo ayuu amray Farmaajo. 7- Galmudug maxaa ka dhacay ? maxaase laga filayaa ?

Click here to watch

DAAWO Maxaad ka taqaan Dilaaga dalaalka Aamusan Liiban Shuluq

Hits: 2689 | Tuesday January 28, 2020 - 06:42:09
Maxaad ka taqaan Dilaaga dalaalka Aamusan Liiban Shuluq

Click here to watch

DAAWO Maxaad ka taqaan Musharax Qoor qoor 4 Galmudug By Dahir Alasow

Hits: 5101 | Friday January 24, 2020 - 03:12:11
Maxaad ka taqaan Musharax Qoor qoor 4 Galmudug By Dahir Alasow

Click here to watch

Daawo Wasiir Xildhibaanadii beeshiisa ee Galmudug ku qortay Gabadh uu shukaansado , ilaaladiisa iyo darawalkiisa

Hits: 6316 | Thursday January 16, 2020 - 13:17:50
Daawo Wasiir liiskii Xildhibaanada ku qortay gabar uu shukaansado iyo ilaaladiisa

Click here to watch

DAAWO Waa kuma Cumar Saqajaan -DILAAGII ALSHABAAB MUQDISHO ? By Dahir Alasow

Hits: 2572 | Tuesday January 14, 2020 - 11:02:21
Waa kuma Cumar Saqajaan -DILAAGII ALSHABAAB? By Dahir Alasow

Click here to watch

Daawo Kheyre oo ku faanay inuu Sacad Habargidir ka saaray siyaasadda Somalia iyo tan Galmudug

Hits: 2929 | Monday January 13, 2020 - 05:58:12
DAAWO Kheyre oo ku faanay inuu Sacad Habargidir ka saaray Dowladda dhexe iyo Madaxnimadii Galmudug.https://www.youtube.com/watch?v=yWeHT_yEKyc KHEYRE WUXUU YIRI " Shaqaale hoosaad ilaa Wasiir , taliye Ciidan waan ka eryay shaqadda kadibna Madaxweynahii Galmudug ayaan ka tuuray, hadda waxaa ii harsan seddex arrimood, inaan hubka dhigis ku sameeyo, inaan Hobyo iyo Gelinsoor gacantooda ka bixiyo" SACADOOW WARKA KHEYRLAWE WAA KAAS, AMA LAALUUSH QAATA AMA NAF IS GELIYA.

Click here to watch

Daawo beesha Sacad oo isku raacday iney ka baxaan Dhuusamareeb si ay u dhistaan Galmudug madaxbanaan

Hits: 4008 | Wednesday January 08, 2020 - 06:16:39
Daawo beesha Sacad oo isku raacday iney ka baxaan Dhuusamareeb si ay u dhistaan Galmudug madaxbanaan

Click here to watch

Daawo Liiska Magacyadda shaqsiyaadkii isku qarxiyay Ex Kontorol Afgooye iyo Baabuurkii ay adeegsadeen Shirkadda iska laheyd

Hits: 1751 | Thursday January 02, 2020 - 08:23:30
Daawo Liiska Magacyadda shaqsiyaadkii isku qarxiyay Ex Kontorol Afgooye iyo Baabuurkii ay adeegsadeen Shirkadda iska laheyd

Click here to watch

DAAWO Camel Forex Oo Dhacday 42 Milyan Dollar Iyo Gudoomiyahii oo baxsaday?

Hits: 6480 | Wednesday December 25, 2019 - 07:35:33
Camel Forex Oo Dhacday 42 Milyan Dollar Iyo Gudoomiyahii ?

Click here to watch

Daawo Shirwac oo Nus Milyan isku caleemasaaray xilli beesha Sacad tacsi weyn u taalay iyo caradii ka dhalatay

Hits: 1447 | Wednesday December 11, 2019 - 04:17:20
Daawo Shirwac oo Nus Milyan isku caleemasaaray xilli beesha Sacad tacsi weyn u taalay iyo caradii ka dhalatay

Click here to watch

Daawo Video sira ninkii isqarxin rabay oo sheegay inuu la noolaay cabtooy lagu aruurshay Ceelbuur "Naago raaxo macaan oo Xuural Ceyna ayaa Janadda la iigu diyaarshay"

Hits: 2322 | Tuesday December 10, 2019 - 23:32:19
Video Sira oo laga duubay Ninkii Guriceel isku qarxin rabay ? Ninkaan wuxuu sheegay iney jiraan rag cabtooya, daroogiistayaal u dhashay Duduble oo la geeyay Ceelbuur. wuxuu ka sheekeeynayaa Cidda biisha, lacagta noloshooda bixiso, sideey isu diyaarinayaan iney isqarxiyaan? ninkaan laftiisa ayaa u eg cabtooy. wuxuu ka sheekeeynayaa ilaa yaraantiisii, magaca xaaska uu qabo, macalinkii waxbaray ee ku deray alshabaab iyo sidii Guriceel lagu geeyay. Muuqaalkaan waxaa duubay Hay'adda Sirdoonka Galmudug, habeenkii la qabtay. waa taxane, waxaan soo gudbinayaa muuqaal laga duubay Ninkii Cabdiwaal adeerka u ahaay oo ka sheekeeynaa Xildhibaanadda iyo Wasiiradda u diray shaqadda in leeysku qarxiyo Madaxdii Galmudug. Shabaab hadaad maqasho kaama foga sidaas darteed qof kula jooga inaad xamataa waa halis.

Click here to watch

Daawo 10-ka waxyaabood ee Cudurka kansarka ku riday Somali badan

Hits: 728 | Tuesday December 10, 2019 - 23:29:10
Cudurka kansarka ayaa fara ba'an ku haya Somalida, waxaa qiyaastii maalinkasta u dhinta 11 qof gudaha Somalia.sida ay xaqiijiyeen dhaqaatiirta kansarka ee Jaamacadda Somalia. Kansarka halista badan maxaa sababa? Daraasadii ugu dambeeysay waxey cadeeysay in kansarka Somalia ay sababaan arrimahaan hoos ku qoran. 1- Tubaako Somalida aad u isticmaasho oo la yiraa TAABUU.waxaa inta badan laga qaadaa Nairobi ,Kenya. 2- Anteenooyinka Isgaarsiinta ee Xaafadaha dhexdooda lagu rakibay. waxey bixiyaan shucaac , sun halisa oo sababta kansarka jirka iyo kan urta sunta hawadda. 3- Caagaga biyaha ee lagu shubto waxyaabaha kulul sida Shaaha, oo ay aad u isticmaalaan dadka qayila, sida askarta iyo muqayiliinta safra. 4- Kaniinka loo yaqaan Zentac ee loo isticmaala Gaas tariiga , ayaa noqday kan xanuunka ugu badan ee kansarka ka qaadeen Somalida. 5- Cuntooyinka diyaarsan ee ku jira gasacadaha sida Malaayga, Yaanyadda, Jibiska iyo Cabitaanadda diyaarsan, waxyaabaha gasacadeeysan ee dibadda laga keenay . 6- Sonkorta iyo Saliid Cadeeyda ayaa noqday kuwa ugu halista badan ee cudurka Kansarka laga qaado maadama Somalida loo geeyo alaabahaan oo aan baaris Caafimaad marin. Saliid Cadeeyda halmar ka badan waxba laguma shiilan karo , laakiin halista ugu weyn waxey tahay inaan la hubin marka hore xitaa . 7- Dawadda afka lagu cadeeysto ee Colgate-ka loo yaqaan , gaar ahaan tan Afrika la geeyo, waxaa laga qaadaa Cudurka kansarka afka. 8- Sun iyo kiimikooyin lagu shubay badda Somalia oo inta badan soo butaacdo ama soo caarisa. dadka jirkooda ayaa go' go. 9- Seexashadda, fariisiga dhulka leh Shidaalka, Yurooniyoomka ama macdanta sida goboladda dhexe, Jubooyinka, Sool, iyo Sanaag, Bay iyo Bakool iyo meelo la mida. qofka waa inuusan fariisan, seexan dhulka isagoon iska xejin salli ama wax ka difaaci kara neefta ka soo baxeeysa dhulka hoostisa. 10- Tubaakadda shiishada qaarkood sida Appel-ka ayaa ka mida waxyaabaha kansarka laga qaado, tusaale tubaakadda la geeyo Somalia waxey u badan tahay tubaako dhacday.

Click here to watch

DAAWO Dahir Alasow "Sida ugu fudud ee Shabaab iyo Wahaabiya looga adkaan karo"

Hits: 3433 | Sunday December 01, 2019 - 21:40:37
Dahir Alasow "Sida ugu fudud ee Shabaab iyo Wahaabiya looga adkaan karo"

Click here to watch

Daawo Dahir Alasow oo warbixin cajiiba ka diyaariyay gefafkii iyo been abuurkii Sheekh Umal kula kacay Nabiga Asxaabta iyo Ahlusunah

Hits: 8054 | Saturday November 23, 2019 - 05:54:00
Daawo Dahir Alasow oo warbixin cajiiba ka diyaariyay gefafkii iyo been abuurkii Sheekh Umal kula kacay Nabiga Asxaabta iyo Ahlusunah

Click here to watch